Sunday, July 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta oo maanta si rasmi ah xilka ula wareegay+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munasabad uu xilka kula wareegay taliyaha cusub ee ciidanka asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac,oo ay ka soo qeyb galeen Wasiiro ka rirsan Xukuumada Soomaaliya, Xildhibaanada labada Gole ee Barlaanka,  taliyaha Ciidamada Booliska iyo agaasimaha hay’adda  Nabada sugida ayaa lagu qabtay  Xarunta Xabsiga dhaxe ee Xamar .

Taliyhii hore ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Sareeye Gaas Xuseen Xasan cismaan ayaa si rasmi ah xilka ugu wareejiyay  taliyah Cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, iyadoo uu goobjoog ka ahaa wasiirka cadaaladda Soomaaliya Xasan xuseen xaaji , waxaan uu halkaasi ka jeediyay hadalo dardaaran ah.

Related posts

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026

Taliyah Cusub ee ciidanka Asluubta Soomaaliya Sareeye Guud Bashiir  Maxamed  jaamac  ayaa sheegay in uu dardargalin doono howsha shaqo ee Taliska ciidanka Asluubta.

Wuxuuna ku amaanay taliyihii hore ee ciidanka Asluubta howsha hagar la’aanta iyo meesha wanaagsan uu keenay ciidanka Asluubta Soomaaliyed,isagoona balan qaaday inuu meesheeda uu ka sii wadi doono howsha.

Wasiirka Cadaaladda soomaaliya Xasan xuseen xaaji  ayaa boogadiyay Waxqabdka taliyhii hore isgoo taliyaha Cusub ugu baaqay in uu ku dadaalo sidii loo hormarin lahaa taliska ciidanka Asluubta.

Previous Post

Wefdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo gaaray Gaalkacyo+Sawirro

Next Post

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka furay mashaariic horumarineed+Sawirro

Next Post
Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka furay mashaariic horumarineed+Sawirro

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda oo Garbahaareey ka furay mashaariic horumarineed+Sawirro

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

Shirka u-diyaargarowga Super El Niño iyo Ka-qaybgelinta Ururrada oo lagu qabtay Muqdisho

July 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta daah-furay shir wadatashi qaran oo ku saabsan...

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

Madaxda Dekadda Muqdisho oo kulan la qaatay wafdi ka socday Turkiga

July 26, 2026
0

Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...

Soomaaliya oo  Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

Soomaaliya oo Hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Maldives

July 26, 2026
0

Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

Wafdi uu hoggaaminayo musharrax hoggaamiye Liibaan Axmed oo lagu soo dhaweeyay degmada Ceeldheer

July 26, 2026
0

Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In