Friday, May 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dowladda Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Liibiya oo xabsiga dhigaysa Boqolaal Tahriibiyeyaal ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Liibiya ayaa warqaddii lagu soo xiri lahaa u jartay 205 Qof oo ah Malleeshiyaadka Dadka tahriibiya, kana ganacsada ee ku sugan Dalkeeda, kuwaasoo isugu jira muwaadiniin iyo Ajanebi.

Agaasimaha Xafiiska xeer ilaaliyaha Dalka Liibiya u qaabbilsan dhanka baaritaannada ,Seddik Al-Sour, ayaa sheegay in Dadkan eedeysanayaasha ah inay jirdil,dil, Kufsi iyo dhibatooyin kale u geystaan Dadka ay musaafurinayaan.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026

Xafiiska guud ee Qareennada Dalka Liibiya oo daba gal ku haya eedeysanayaashan ayaa sheegay in shabakaddan ay ku jiraan xubno ka mid ah hay’adaha amniga, hoggaamiyeyaasha xeryaha Qaxootiga, iyo mas’uuliyiin ka socda safaaradaha Afrika ee Liibiya.

Arrintan ayaa waxay imanaysaa iyadoo ay Dowladda federaalka Soomaaliya dedaallo ballaaran ugu jirto soo deynta Maxaabiista Soomaaliyeed ee ku jirta Xabsiyada Dalka Liibiya iyo Gacanta ma naxayaasha wax tahriibiya.

Dalka Liibiya ayaa tan iyo markii talada laga fara maroojiyay Muammar Gaddafi Sanaddii 2011-kii, waxa uu wajahayay fowdo iyo kala dambayn la’aan, iyadoo degaanno badan oo muhiim ah ay Gacanta ku dhigeen hoggaamiye kooxeedyo iyo Malleeshiyaad aan cidina ka ammar qaadan, kuwaasoo samaystay goobo ay ku ciqaabaan, kuna kala iibsadaan Dadka Tahriibayaasha ah ee waayadii dambe marinka ka dhigtay Liibiya.

Isha/BBC

Previous Post

R/wasaare Khayre iyo Guddoomiye Yariisow oo kormeerey Degmada Hilwaa(Sawirro)

Next Post

Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka KGS oo tababar u furtay Haweenka ka shaqeeya xaruumaha Hooyada iyo dhalaanka Xudur

Next Post
Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka  KGS oo tababar u furtay Haweenka ka shaqeeya xaruumaha Hooyada iyo dhalaanka Xudur

Dhageyso: Wasaaradda Caafimaadka KGS oo tababar u furtay Haweenka ka shaqeeya xaruumaha Hooyada iyo dhalaanka Xudur

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

Ra’iisul Wasaare Xamsa: “Dadka reer Muqdisho diyaar uma aha in ay ka tanasulaan nabadda ay heystaan”

May 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XFS mudane, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dadka reer Muqdisho aysan diyaar u ahayn in ay ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

Madaxweyne Xasan Sheekh: Midnimada iyo wadajirka shacabka waa tiirka dib u dhiska Soomaaliya

May 28, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in midnimada shacabka Soomaaliyeed ay laf-dhabar u tahay geeddi-socodka dib...

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In