Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Sacuudiga oo Wada dadaalo lagu soo afjarayo  xisadda  Dagaal ee ka taagan wadanka Yaman

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka, Wararka Raadiyahaa
0
Sacuudiga oo Wada dadaalo lagu soo afjarayo  xisadda  Dagaal ee ka taagan wadanka Yaman
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dagaalka Yaman ayaa daba dheeraaday   iyadoo inta badan magaalooyinka  Wadankaasi ay gacanta ku hayaan  kooxaha xuutiyiinta  ee Dalka Yaman.

Related posts

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026

Dagaalka  yaman  ayaa waxaa ku baracay  maaliyiin  qof   oo xiligaan ubaahan Gargaar ah biniaadaminimo    aydoo Dagaalku uu  galaaftay nolosha Dad fara badan  .

Waxaa  adkaatay in  gargaar la gaarsiiyo  dadka rayidka ah  ee ku Go’adoonka ku ah   magaalooyinka ay  maamulaan mucaradka yaman  aydoo  warar ku  ay sheegayaan in la duqeeyay  kaydkii  raashinka  ee  WFP   taasi oo  umuuqata  mid  Uga sii daraysay  xaalada   bini aadaminimo ee Taagan.

Ergayga qaramada midoobay uqaabilsan Arrimaha gargaarka ay canbeereeyay   buburinta kaydkii raashinka  taasi oo uu ku tilmaamay  mid   xadgudub ku ah xaquuqul insaanka .

waxaa la filayaa  in  wafdi ka  socda  xafiiska  gargaarka  ee  qaramada midoobay inay gaaraan wadanka yaman,si ay qiimayn ugu soo sameeyaan xaalada   macluusha ah ee ka tagan    Dalkaasi  iyo  u kuuragalida   qasaaraha   ka dhashay  gantaalkii lagu dhuftay  kaydkii  raashinka  ee WFP ee Dalka Yaman .

si aynu wax uga ogaano  colaada yaman  iyo rajada  laga qabo wadahalada oo ku baaqay Sacuudiga  ayaa waxaan ka  waraysanay Xasan  Al basri   oo ah falanqeeye arrimaha Caalamka  iyo carabka  oo ah barre ka ah  jaamacadda  Axqaaf   ee wadanka Yaman

Halkaan ka Dhageyso Codka DR Xasan Al basri

http://www.radiomuqdisho.so/wp-content/uploads/2018/04/waraysi-Dr-hassan-al-basri-.mp3
Previous Post

Dhageyso: Ciidamada xoogga dalka oo hawlago lagu baacsanayo al-shabaab ka wada bakool

Next Post

Gudoomiyaha Maxkamada  sare oo booqanaya xarumaha Garsoorka iyo cadaalada Puntland   

Next Post
Gudoomiyaha Maxkamada  sare oo booqanaya  xarumaha Garsoorka iyo cadaalada Puntland   

Gudoomiyaha Maxkamada  sare oo booqanaya xarumaha Garsoorka iyo cadaalada Puntland   

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

Madaxweyne Xasan oo Hay’adaha dowladda faray in shaqadooda ugu badan ay u weeciyaan gurmadka abaaraha

February 4, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta booqday Xarunta gurmadka degdeg ah ee Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka,...

Wasaaradda Qoyska XFS  oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

Wasaaradda Qoyska XFS oo u hambalyeeysay hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka

February 4, 2026
0

Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka waxay bogaadinaysaa doorashada gudoonka Guddiga ee ay maanta Sameeyeen xubnaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo la kulmay mas’uuliyiin ka socday NIS Foundation

February 4, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa xarunta Wasaaradda kula kulmay...

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

Danjire Yuusuf Jeego oo ka qeybgalay kulan muhiim ah

February 4, 2026
0

Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Aljeeriya Danjire Yuusuf Axmed Xasan (Yuusuf Jeego) ayaa ka qeyb galay kulan ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In