Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxda Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay madax ka socotay IGAD

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Madaxda Wasaaradda Qorsheynta Soomaaliya oo la kulmay madax ka socotay  IGAD
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mas’uuliyiinta Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya iyo wafdi ka socday Urur Goboleedka IGAD oo ku kulmay magaalada Jabuuti ee dalkaasi Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa ka wada hadlay arrimo ay kamid yihiin howlaha horyaala Wasaaradda.

Kulanka  ayaa Wasaaraddu  ku soo bandhigtay Qarsheheedi ku adan –dajinta qorshe sanadihii lasoo dhaafay iyo geeddi-socodka himilada Qaran ee 2040.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Madaxdii ka socotay Urur Goboleedka IGAD ayaa iyana dhankoodi soo bandhigay hadafka loo aas aasey ururkaasi oo l ayagleeley 1986dii iyo isbedeladii uu soo maray Ururkaasi.

Waxaa ay sheegeen in dhawaan Soomaaliya ay ka fulin doonaan mashaariic ay kamid yihiin u adkeysiga aafooyinka iyo maraaxisha kale ee adag.

Kadib bogaadin iyo ammaan loo soo jeediyey Wasaaradda Qorshaynta lana xiriidha kartideeda shaqo iyo aragtideeda cad, waxaa laysla qaatay dhowr qodob oo muhiim ah, ayna kamid yihiin:

1: Waxkasta oo IGAD qabanayso ama qaban doonto isla mar ahaantaasna khuseeya Soomaaliya lana xiriira dhanka mashaariicda in lasoo marsiiyo Wasaaradda Qorshaynta.

2: In qaybaha kala duwan ee IGAD toos ugu xirmaan Wasaaradda Qorsjaynta.

3: In deg deg loo qabto kulan layskula eegayo nuxurka qaar kamida Mashaariicda IGAD ka waddo Soomaaliya.

Soomaaliya waxay garwadeen ka ahayd yagleeliddii IGAD, waxayna ahayd dalkii ugu horreeyey ee bixiyey jeeggii 1aad ee ay IGAD hesho (qaaraankii 1aad).

Previous Post

Samafalayaal lagu afduubtay dalka Koofurta Sudan

Next Post

Madaxweynaha Sudan oo tababar u soo xiray saraakiil Soomaali ah+Sawirro

Next Post
Madaxweynaha Sudan oo tababar u soo xiray saraakiil Soomaali ah+Sawirro

Madaxweynaha Sudan oo tababar u soo xiray saraakiil Soomaali ah+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In