Tuesday, April 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Roob jaray Waddooyinka Magaalada Xudur+Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Roob jaray Waddooyinka Magaalada Xudur+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maamulka Degmada Xudur ee Gobolka Bakool ayaa bilaabay Olole ay ku nadiifinayaan kuna dhisayaan wadooyinkii Biyaha Roobka ay fariisteen xilli ay ka curteen Roobabkii guga guud ahaan Dalka.

Roobaabkaasi oo mudooyinkii dambe ku da’ayey Degaano ka tirsan Gobolka Bakool gaar ahaan Degmada Xuddur ayaa waxaa ay  saameyn ku yeesheen Wadooyinka iyo Xaafadaha qaar ee Magaalada, iaydoona uu xakad galey isu socodkii gaadiidka iyo dadweynaha.

Related posts

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026

Maamulka Degmada Xuddur ayaa saaka dayactir ka bilaabay wadooyin muhiimka u ah Suuqa oo biyahaasi ay gooyeen waxayna ku shubayaan dhagxaan si Bulshadda ay ugu adeegato.

Cabdirisaag Isaak Saajin waa Guddoomiyaha Howlaha Guud iyo Dib u dhiska Degmada Xuddur ayaa baaq u direy Hay’adaha ka shaqeeya gudaha Magaalada Xuddur in ay gacan uga geystaan dib u hagaajinta Wadooyinka wuxuuna intaasi ku darey in kamaamul ahaan mar walba ay u taagan yihiin ka jawaabida baahiyaha Bulshadda walow aysan jirin kaabayaal dhaqaale oo wax ka soo gala wuxuna bulshadda ugu baaqey in ay bixiyaan Canshuurta si wax loogu qabto adeeqyada Caafimaadka, Waxbarashada iyo Dayactirka Wadooyinka.

Previous Post

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Dalka Koonfurta Sudaan gaaray+Sawirro

Next Post

Wasiirka Maaliyadda XFS”Dhawaan waxaa si deg deg ah loo soo daabacaya lacag Shillin Soomaali ah”+Sawirro

Next Post
Wasiirka Maaliyadda XFS”Dhawaan waxaa si deg deg ah loo soo daabacaya lacag Shillin Soomaali ah”+Sawirro

Wasiirka Maaliyadda XFS”Dhawaan waxaa si deg deg ah loo soo daabacaya lacag Shillin Soomaali ah”+Sawirro

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

Safiir Soomaaliya u magacowday Kirgistaan oo gudbiyey waraaqaha aqoonsiga

April 21, 2026
0

Danjire Fatxudiin Cali Ospite ayaa maanta si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga ugu gudbiyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kirgistaan, Mudane Sadyr Japarov, isagoo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah furay xarunta dhaxe ee Wasaaradda Tamarta 

April 21, 2026
0

Muqdisho, Talaado, 21 Abriil 2026: — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In