Friday, May 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka oo sheegay in Suuriya xaalad dagaal ay kaga tagi doonin

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha gaashaandhigga Mareykanka oo sheegay in Suuriya xaalad dagaal ay kaga tagi doonin
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka James Matisse ayaa meesha ka saaray in uu ijro qorsha dalkiisa iyo dowladaha ay xulafada yahiinn ay kaga baxayaan Suuriya ka hor  inta aan nabad laga gaarin dagaalada halkasi ka socda.

Matisse ayaa sheegay in Maraykanka iyo xulafadiisu ay hadda ku jiraan  marxaladdii lagu soo gabagabeyn lahaa taariikhda urur diimeedyada ka dagaalama gudaha Suuriya, isaga oo intaa ku daray in aysan dooneynin inay ka baxaan Suuriya inta ay dagaalada ka socdaan.

Related posts

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026

“Ma dooneyno inaan dib u soo baxno ka hor inta diblomaasiyiinteenu ay  ku guuleysanayaan nabad ku soo celinta Suuriya” ayuu Matisse u sheegay suxufiyiinta.

Wasaaradda Gaashaandhigga Mareykanka ayaa ku adkeeysaneysa in Ciidammadooda ay mudda ku sii sugnaan donaan gudaha Suuriya.

Hadal toddobaadkii hore  ka soo yeeray Madaxweyne Donald Trump ayaa shegayay in Mareykanka uu damacsanyahay  inuu ka soo baxo Suuriya si dhakhso ah, hase yeeshee Trump ayaa si cad u muujiyay rabitaankiisa ah inuu gabi ahaanba Ciidammadiisa uu kala baxo dalka dagaalada dhinacyada badan ay daashadeen ee Suuriya.

Shir jaraa’id oo uu dhawaan  Aqalka Cad kula yeeshay dhiggiisa Faransiiska Emmanuel Macaron ayuu Trump dib u cusbooneysiiyay rabitaankiisa ah in Ciidammadiisa uu kala baxo Suuriya, Laakiin waxa uu carabka ku adkeeyay isla markaasna uusan doonayneyn in Iraan ay saameyn ku yeelato dadaalada nabad raadinta Suuriya islamarkaana gabi ahaanba Gobalka laga saaro.

Previous Post

SRSG Keating congratulates Mohamed Mursal on his election as Speaker of the federal parliament’s House of the People

Next Post

R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

Next Post
R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

R/wasaare Kheyre oo Garoonka Aadan Cadde kusoo Dhaweeyay Ciyaartoyda 17-jirada Qaranka Soomaaliya

Agaasimaha Caafimaadka Galmudug oo akhriyay warmurtiyeedka shirka maalgelinta caafimaadka

April 30, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Galmudug, Dr. Cabdiwali Maxamed Axmed, ayaa akhriyay warmurtiyeedka Shirweynaha 1aad ee...

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka oo shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga Fikirka Xagjirka ah

April 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta shir guddoomiyay Madasha Isku Xirka Howlaha Ka Hortagga...

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Gaaray Johannesburg kadib Casuumaad uu ka helay Jaaliyadda Soomaaliyeed

April 30, 2026
0

wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadara), ayaa gaaray magaalada...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo ka qayb galaya Shirweynaha 76-aad ee FIFA Congress

April 30, 2026
0

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ahna Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA Mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa ka mid noqday 54 guddoomiye oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In