Saturday, February 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka Iskaashatooyinka Beeraleyda qaranka oo doortay guddoomiye cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Ururka Iskaashatooyinka  Beeraleyda qaranka oo doortay guddoomiye cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan  ay ku   dooranayay gudoomiyaha cusub ee Ururka Iskaashatooyinka qaranka ee Beeraleyda Soomaaliyeed, oo ay ka  qeyb galeen  qaar ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka  Federaalka Soomaaliya  iyo mas,uuliyiin ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ayaa lagu qabtay Magaalada  Muqdisho.

Intii ay munaasabadu socotay ayaa  waxaa  lagu doortay  gudoomiyaha  Iskaashatooyinka  Beeraleyda soomaaliyeed iyo  ku xigeenkiisa  waxaana  munaasabada goob joog ahaa  qeybaha kala duwan ee Beeraleyda  Soomaaliyed  iyo marti sharaf kale.

Related posts

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026

Maxamuud Abiikar Axmed  oo ku guuleystay  in loo doorto gudoomiyaha cusub ee ururka iskaashatooyinka  Beeraleyda Soomaaliyeed ayaa ugaa mahad celiyay  xilka culus ee loo doortay.

gudoomiyaha  Ururka dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed Cad-ceed Cismaan  Shuriyr  oo ka hadlay  munaasabada ayaa  ku booriyay  gudoomiyaha cusub ee la doortay in uu ka shaqeeyo horumarka Beeraleyda Soomaaliyeed.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa iyo Xildhibaan DR C/casiis Dhega qool  ayaa si wada jir  ugu mahad celiyay  xilka  loo doortay  gudoomiyaha  cusub ee  Beeraleyda Soomaaliyeed.

Mudooyinkan ayaa Beeraleyda Soomaaliyeed waxey dadaal ugu jireen sidii loo  Hormarin lahaa wax soo saarka  Beeraleyda Soomaaliyeed.

Previous Post

Maamulka Gobalka Banaadir Oo Wali Ku Howlan Nadiifinta Wadooyinkii Biyaha ay Fariisteen + Sawiro

Next Post

Wasaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska oo Wasaaradda Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso  

Next Post
Wasaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska oo Wasaaradda Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso  

Wasaradda Howlaha Guud iyo Dib-udhiska oo Wasaaradda Maaliyadda ku wareejisay Maamulka Dakhliga ay soo uruuriso  

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Daarusalaam oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 21, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

Hay’adda Qatar Charity oo Soomaaliya ka bilowday ololaha Ramadaan oo lagu caawinayo 36,000 qof.

February 20, 2026
0

Hay’adda Qatar Charity, oo kaashanaysa Safaaradda Dowladda Qatar ee Soomaaliya, ayaa si rasmi ah u daahfurtay ololaha bisha barakeysan ee...

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026

February 20, 2026
0

Federal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 20th February, 2026 1- President Hassan Sheikh Mohamud chaired a meeting between...

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026

February 20, 2026
0

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20-ka February, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyay kulan dhexmarey...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In