Saturday, April 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hector Cuper: “Xaaladda Saalax waa ay soo hagaageysaa”

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Hector Cuper: “Xaaladda Saalax waa ay soo hagaageysaa”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababaraha qaranka Masar Hector Cuper, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda Maxamed Saalax ee ku aadan ka qeyb galka koobka adduunka.

Weeraryahanka Liverpool ayaa qeybta hore cayaartii kama dambeysta ee koobka Champions League oo ay la qaateen Real Madrid waxa ay isku dhaceen kabtanka naadiga cadcadka Sergio Ramos.

Related posts

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026

Saalax, ayaa maalin ka hor waxa uu kasoo muuqday 23-xiddig ee koobka adduunka, horay ayaa loo sheegay daweynta xiddigan inay qaadan doonto daweyn seddex toddobaad ah.

“Saalax daweyntiisa meel wanaagsan ayey mareysaa, war wanaagsan ayaan ka heleynaa dhakhtarka xaaladdiisa gacanta ku haayo, waxaan rajeynayaa ka hor kullanka aan la leenahay Uruguay inuu diyaar noqdo.” Cuper ayaa haddalkan u sheegay Sky Sports News.

Maxamed Saalax ayaa sannadkan noqday laacibka ugu wanaagsan horyaalka waddanka Ingiriiska, sidoo kale waxa uu ku guulleystay gooldhallinta horyaalkaasi.

Previous Post

Tottenham oo baacsaneyso Anthony Martial

Next Post

Manchester City oo laga diiday dalab ay ku doonneysay Miralem Pjanic.

Next Post
Manchester City oo laga diiday dalab ay ku doonneysay Miralem Pjanic.

Manchester City oo laga diiday dalab ay ku doonneysay Miralem Pjanic.

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

Wasiirka Maaliyadda XFS oo khudbad ka jeediyay kulanka Bangiga Dunida ee Washington

April 17, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige ayaa khudbad taabaneysa dhinacyo badan ka jeediyay fadhiga loo dhan...

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

Mas’uuliyiinta Buuhoodle oo u istaagay ciribtirka muqaadaraadka

April 17, 2026
0

Maamulka Degmada Buuhoodle,saraakiisha boliiska,kuwa daraawiishta iyo odayaasha dhaqanka ayaa yeeshay kulan looga hadlaayay xaaladda amni ee degmadaasi iyo qaabka loo...

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

Madaxda Wasaaradda Sportiga XFS oo kulan muhiim ah la qaatay Ururada Dhallinyarada

April 17, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Axmed Yuusuf Xasan ayaa kulan la qaatay hoggaamiyeyaasha ururrada dhallinyarada ee ka...

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

Xildhibaan Aweys Maxamed Cumar oo Nirobi kula shiray Mas’uuliyiin ka tirsan K/ Kuuriya

April 17, 2026
0

Ergeyga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Ka hortagga iyo La dagaallanka fikradaha Xagjirka ah ee wata rabshadaha Mudane...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In