Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Ciyaaraha

Daawo: Ciyaar ku saabsan isdhexgalka bulshada Hiiraan iyo Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo

caqiil by caqiil
8 years ago
in Ciyaaraha, Wararka
0
Daawo: Ciyaar ku saabsan isdhexgalka bulshada Hiiraan iyo Mudug oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciyaartaan ayaa dhexmartay Ciyaartooy ku dheelayay  Macaga degmooyinka Baladweyne iyo Gaalkacyo oo ah Caasimadaha Gobalada Hiiraan iyo Mudug bartamaha Dalka ayaa shalay waxay ka dhacday Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Gobalka Mudug.

Ciyaarta oo ahayd mid xiiso badan ayaa waxaa foofa isku daray Kooxaha Star Baladweyne iyo Dalsan Gaalkacyo waxaana ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada Gaalkayo ee Galmudug iyo Xubno ka socday Maamulka baladweyne.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Ujeedka Ciyaartaan ayaa ahaa isdhegalka iyo nabada Dalka iyo isbarashada dhalinyarada magaalooyinka Gaalkayo ee xaruunta Gobalka Mudug iyo Baladweyne ee xaruunta Gobalka Hiiraan oo kala tirsan deegaanada hoos yimaada Maamulada Hir-shabeele iyo Galmudug ahna kuwo daris ah.

Ciyaarta oo lagu qabtay Garoonka kubada Cagta ee C/llaahi Ciise ee Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa usoo Daawasho tagay Maamulka Degmada Gaalkacyo iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Magaalada kuwaas oo ku boorinayay in ay dhalinyaradu sii wadaan kulamada muujinaya isdhexgalka.

Labada kooxood eek u cayaarayay Magaca Magaalooyinka Baladweyne iyo Gaalkacyo ayaa soo bandhigay ciyaar xiiso badan taasoo soo jiidatay bulshada usoo daawosho tagay iyadoona ay ciyaartu ku dhamaatay 2-2.

Kulamada ku saabsan arrimaha bulshada ayaa ah kuwao qeyb ka qaadanaya xoojinta arrimaha Amniga Dalka iyo isdhexgalka bulshada Soomaaliyeed ayna ka horragaan falafalka guracan ee maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al shabaab ka geystaan Dalka.

Previous Post

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda XFS oo ka qeybgalay kulamada Golaha Fulinta ee Midowga Afrika+Sawirro

Next Post

Dugsigii Farsamada ee Maxamuud Axmed Cali oo dib u dhis lagu sameeyey

Next Post
Dugsigii Farsamada ee Maxamuud Axmed Cali oo dib u dhis lagu sameeyey

Dugsigii Farsamada ee Maxamuud Axmed Cali oo dib u dhis lagu sameeyey

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In