Saturday, March 7, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

R/wasaaraha Soomaaliya” Waxaan dooneynaa iney dhalinyaradu noqdaan Tabliiqa cusub ee Nabada iyo Dowladnimada”

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
R/wasaaraha Soomaaliya” Waxaan dooneynaa iney dhalinyaradu noqdaan Tabliiqa cusub ee Nabada iyo Dowladnimada”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo khudbad ka jeedinayay Munaasabad soo dhoweeyn ah oo loogu sameeyay Howlka Jaamacadda Bariga Afrika ee magaalada Garoowe ayaa dhalinyarada Soomaaliyeed gaar ahaan dhalinyarada Puntland ugu baaqay iney ka shaqeeyaan Nabada iyo Minimada Ummadda Soomaaliyeed,maadama ay yihiin Xoogga iyo Maskaxda dalka.

“Maanta maadaama aan la hadleyno dhalinyarada Soomalaiyeed,waxaana rabaa inaan idin sheego dadka idinkaa ugu badan,idinkaa ugu maskax fiican,idinkaa ugu xoog weyn,waxaana dooneynaa marka iney dhalinyaradu ay noqdaan tabliiqa cusub ee Nabada iyo Dowladnimada” Ayuu yiri Ra’iisal wasaare Kheyre.

Related posts

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026

Sidoo kale,Ra’iisal wasaare Kheyre ayaa ku cel celiyay iney muhiim tahay in dhalinyarada fahmaan sida keliya ee dalka dhibka uga bixi karo ay tahay iney dhalinyarada noqdaan indhaha keliya ee dalka uu wax ku arko.

Sidoo kale,Mudane Xasan Cali Kheyre,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa ku booriyay dhalinyarada Soomalaiyeed iney gacmaha isqabsadaan,islamarkaana ka shaqeeyaan sidii mustaqbalkooda iyo kan wadanka u hagaagi lahaa.

Ugu danbeyntii,Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa si gaar ah dhalinyarada Puntland uga mahad celiyay sida wanaagsan ee isaga iyo Wafdigiisa ugu soo dhoweeyeen magaalada Garowe oo uu shalay gaaray.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka JFS oo Xafiisyo cusub ku wareejiyay Guddiyada Joogtada ah ee Golaha+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Xarumaha Wasaaradaha Dawlad Gobaleedka Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Xarumaha Wasaaradaha Dawlad Gobaleedka Puntland “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Xarumaha Wasaaradaha Dawlad Gobaleedka Puntland "SAWIRRO"

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay Shirka Madaxda Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika

March 7, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kaga qayb galay, magaalada Arusha ee dalka Tanzania, Meertada 25-aad ee...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo daah-furtay Bandhigga Ganacsiga Haweenka

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa galabta magaalada Muqdisho si ramsi...

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

Taliyaha Ciidanka XDS iyo mas’uuliyiin kale oo dhiirigelin ugu tegay Ciidanka Gorgor

March 7, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeye Guuto Ibraahin Maxamed Maxamuud oo ay wehliyaan Guddoomiyaha gobolka Banaadir Xasan Maxamed Xuseen Muungaab...

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐂𝐚𝐚𝐟𝐢𝐦𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐚𝐲 𝐦𝐚𝐬𝐡𝐫𝐮𝐮𝐜𝐚 𝐛𝐚𝐚𝐫𝐢𝐬𝐭𝐚 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐢𝐬𝐤𝐮𝐮𝐥𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐥𝐤a

March 7, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadam ayaa furey Mashruucan oo ay ka faa’iideysan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In