Sunday, June 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo Xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Safiirka Jaamacadda Carabta u fadhiya Soomaaliya Mudane Xamuud Samraan Al-xuwaytii.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026

Ugu horrayn Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi ayaa safiirka kaga mahad celiyay imaatinkiisa oo ah midkii ugu horreeyay oo wafdi ka socda Jaamacadda Carabka ku soo gaaraan Xarunta Golaha Aqalka Sare.

Safiirka ayaa dhankiisa mahadballaaran u jeediyay Guddoonka Aqalka waxa uuna sheegay in Jaamacadda Carabta ay gacan ka gaysan doonto qabashda kulamo iyo shirar ku saabsan deymo cafinta dalka Soomaaliya; si dalku usoo kabto dhaqaale ahaan.

Guddoomiyaha Aqalka ayaa bogaadiyay dhamaan qodobadii uu soo bandhigay safiirka waxaa uuna ballan qaaday inay xiriir wada shaqayn wada yeelan doonaan labada dhinac.

“Waa markii ugu horraysay ee safiir ka socdo dal carbeed uu soo gaaro Aqalka Sare, waxaan jecelnahay in walaaleheena carbeed aan wada shaqayn dhow iyo mid walaaltinimo yeelano, waana kaaga mahad celinayaa imaatinkaaga, waxaan yeelan doonnaa kulamo kale insha allaah” ayuu kusoo xiray guddoomiyaha kulanka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo Booqday Xarumaha Wasaaradaha Dawlad Gobaleedka Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Isimada Puntland oo Qado-sharaf u sameeyay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Isimada Puntland oo Qado-sharaf u sameeyay Ra’iisul-wasaaraha Soomaaliya “SAWIRRO”

Isimada Puntland oo Qado-sharaf u sameeyay Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay magaalada Muqdisho uga qeyb galay munaasabadda sagootinta Guddoomiyihii hore...

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

Muqdisho oo martigelisay munaasabadda “Mahadsanid Madaxweyne”

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Munaasabad si weyn loo soo agaasimay oo loogu magac daray “Mahadsanid Madaxweyne” oo ka dhacday magaalada Muqdisho, ayaa lagu...

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka oo xilka ku wareejiyay sii-hayaha xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo mashaariicda SINAAN daahfuray

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo mashaariicda SINAAN daahfuray

June 21, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qaybgalay munaasabadda daahfurka mashaariicda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In