Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maraykanka oo sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay samaysanayso gantaalo cusub

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Maraykanka oo sheegay in Kuuriyada Waqooyi ay samaysanayso gantaalo cusub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026

Kuuriyada Waqooyi ayaa lagu soo waramayaa in ay samaysanayso gantaalo hor leh oo hubka halista ah xilli dhawaan uu aad usoo hagaagay xiriirka kala dhaxeeya Maraykanka kadib markii la gaaray heshiis ah in ay dhinto barnaamijkeeda hubka Nuyuukleerka.

Sargaal aan magaciisa la sheegin oo ka tirsan dowladda Maraykanka ayaa wargeyska Washington Post u sheegay in dayax gacmeedyada sirdoonka Maraykanka ay sawireen dhaqdhaqaaq xoog leh oo muujinaya in lasoo saarayo gantaalada hubka halista ah.

Wakaaladda wararka ee Reuters ayaa soo xigatay sargaal sheegay in aysan ka warhaynin illaa heerka hawsha la gaarsiiyay.

Madaxweyne Trump ayaa bishii June la kulmay hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un.

Waxay ahayd markii koowaad oo ay kulmaan madaxweyne Maraykan ah iyo mid Kuuriyada Waqooyi, waxayna ku heshiiyeen in la baabi’iyo barnaamijka hubka Nuyuukleerka, iyada oo uu Trump sheegay in Kuuriyada Waqooyi aysan ahayn halis.

Madaxweyne Trump ayaa lagu eedeeyay in uu heshiis la saxiixday Kuuriyada Waqooyi isaga oo aanan ballanqaadyo cad aysan ka haynin Kim Jong-un.

Previous Post

Dhageyso wareysiga gudoomiye ku xigeenka baarlamanka Hirshabeelle

Next Post

Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey

Next Post
Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey

Dalka Zimbabwe oo ka bilaabatay tirinta codadka doorashada ka socotey

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

RW Ku-xigeenka iyo Duqa Muqdisho oo adkeeyay Midnimada iyo horumarka Caasimadda

March 4, 2026
0

Muqdisho, Maarso 03, 2026: Ra'iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir...

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka ”SAWIRRO”

March 3, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In