Friday, April 24, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qeyb galay xuska Akadeemiye Goboleedka Afka Soomaaliga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare oo ka qeyb galay xuska Akadeemiye Goboleedka Afka Soomaaliga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS  Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ka qeyb galay xuska sanad guuradii shanaad ee aas aaska Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga ee marka magacooda la soo gaabiyo loo yaqaan AGA oo lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Related posts

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026

Ugu horeyn munaasibadda waxaa ka hadlay Maxamed Daahir Afrax Guddoomiyaha Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga AGA oo mahadcelin u jeediyay Madaxweynaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo intuu dalka bur burka ku jiray u istaagay noolaynta afka Soomaaliga.

ay kobcin iyo kor u qaadis ku hayaan afka soomaaliga ,

Xildhibaan Sahra Cumar Maalin ayaa sheegtay in Ururada Bulshada Rayidka door aan la iloobi karin ay ka qaateen munaasibadaha Afka Soomaaliga .

Goobta  xuska AGA lagu qabanayay waxaa ka hadlay xubno ka socday Naadiyada Qorista, Aqoonyahano, Abwaano iyo marti sharaf kale kuwaasi oo ku dheeraaday ahmiyada ay bulshada u leedahay horumarinta Afka hooyo.

Ugu danbaytii ayaa xuska sanad guuradii 5aad ee aas aaska Akadeemiyo Goboleedka Afka Soomaaliga AGA waxa soo xiray Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi waxa uuna ka hadlay goobaha ganacsi iyo iskuulada luqadaha afka qalaad lagu qorayo, isagoo soo jeediyay in loo istaago la shaqeynta mas’uuliyiinta Akadeemiye goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA.

Previous Post

Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka oo warbixin ka dhageystay xubno ka socday Wasaaradda Dastuurka “SAWIRRO”

Next Post

Ardayda Soomaaliyeed Ee Dalka Malaysia Oo Beeniyay Warar Looga Been Abuurtay Oo Lagu Dacaayadeynayo Shaqada Safaaradda

Next Post
Ardayda Soomaaliyeed Ee Dalka Malaysia Oo Beeniyay Warar Looga Been Abuurtay Oo Lagu Dacaayadeynayo Shaqada Safaaradda

Ardayda Soomaaliyeed Ee Dalka Malaysia Oo Beeniyay Warar Looga Been Abuurtay Oo Lagu Dacaayadeynayo Shaqada Safaaradda

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

Safiirka Soomaaliya ee dalka Nigeria oo si rasmi ah waraaqadaha safiirnimo looga aqbalay.

April 24, 2026
0

Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool

April 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo daah-furay Mashruuca xoojinta adkeysiga magaalooyinka

April 23, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

Golaha Wasiirrada XFS oo meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel

April 23, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, ayaa meel-mariyey dhismaha xarunta adeegga Mideysan ee Halmeel...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In