Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda oo Kormeeray Kawaaanka Kalluunka Xamarweyne

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda oo Kormeeray Kawaaanka Kalluunka  Xamarweyne
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee Wasaaraddda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa kormeer shaqo ku tagay Kawaaanka ugu weyn ee Malaayga Degmada Xamarweyne, isagoona u kuur galay marxalada ay ku sugan yihiin dadka ka ganacsada Kalluunka, isagoona mid mid uga dhageystay Warbixino ku saabsan dhaqdhaqaaqa Suuqa.

Guddoomiyaha Iskaashatooyinka Kalluunka Xasan Maxamed Rooble ayaa Wasiirka u sheegay in ay u baahan yihiin in la balaariyo Kawaanadda, si ay u gaarsiiyaan dhamaan Degmooyin ku yaala Gobalka Banaadir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026

โ€œWaxaan u baahanahay Kawaano badan si bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Duleedka Magaalada iyo Qaar ka mid Degmooyinka Gobolka uu u gaaro kalluunka si ay kalluumeysatada dhiiri galin ugu noqotoโ€

Wasiir Cabdulaahi Bidhaan Warsame ayaa sheegay in Wasaaradu ay ka shaqeyneyso Joojinta Maraakiibta Shisheeye ee sida sharci darada ah uga jalaabta Xeebaheena Soomaaliya si ganacsatada Soomaaliyeed ay uga faaโ€™iideysataan

โ€œWaxaan la dagaaleynaa kuwa sida sharci darada uga kallumeysta Xeebaheena si Ganacsatada iyo Qeybaha kala duwan ayu helaan fursadaha ugu badan waana ahmiyadeyna koowaad inaan hormarino Kalluunka hadii aan nahay Soomaaliโ€ayuu yiri Wasiirka.

Waxaa kaloo Wasiirku uu sheegay in ay ka shaqeyn doonaaan sidii loo sameyn lahaa Kawaano aad u badan oo Shacabka u suurtgalin kara in Deegaanadooda ay ka iibsadaan Kalluunka.

Kalluunka waa qeyb ka mid Waxsoosaarka ugu badan Faaโ€™iidada badan ee dalkeenu leeyahay, islamarkaana u baahan in kor loo qaado, Maalgalin balaaran lagu sameeyo, iyadoo xiligan inta badan dadka Soomaaliyeed ay aad u isticmaaleen kalluunka, waxaana Suuqyada waa weyn ee Maagalada Muqdisho ka ganacsiga kalluunka uu yahay mid ku xoogan.

Previous Post

Habka Electroniga ee Maareynta Dacwadaha uu hir geliyaay Xafiiska Xeer-ilaaliyaha oo la Daahfuray

Next Post

Daawo+Sawiiro” Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo galabta isku arkay Ciyaaraha Galmudug

Next Post
Daawo+Sawiiro” Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo galabta isku arkay Ciyaaraha Galmudug

Daawo+Sawiiro" Degmooyinka Hobyo iyo Cabudwaaq oo galabta isku arkay Ciyaaraha Galmudug

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐—๐‰๐…๐’ ๐จ๐จ ๐๐š๐š๐›๐ข๐ฅ๐š๐ฒ ๐ƒ๐š๐ง๐ฃ๐ข๐ซ๐š๐ก๐š ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‡๐ข๐ง๐๐ข๐ฒ๐š

August 18, 2026
0

Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed

August 18, 2026
0

Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay Sharciga Cadaaladda Daโ€™yarta Soomaaliyeed, oo ah Sharci...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH โ€œFARRIINTA SAFARKEYGU WAXA AY AHAYD NABAD IYO MIDNIMOโ€

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qayb galay munaasabad qado sharaf ah oo lagu maamuusay isaga...

Dowladda Soomaaliya oo ka guddoontay nuqullada waraaqaha aqoonsiga afar Safiir oo cusub

Somalia Receives Copies of Credentials from Four New Ambassadors

August 18, 2026
0

The Minister of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia, H.E. Abdisalam Ali Abdi, received the...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In