Friday, July 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Maraykanka oo u hanjabay ICC-Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada Dagaalka

admin by admin
8 years ago
in Caalamka, Wararka
0
Maraykanka oo u hanjabay ICC-Maxkamada Caalamiga ee Danbiyada Dagaalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

John Bolton Lataliyaha amniga Madaxweyne Trump ayaa ku hanjabay in ICC -Maxkamada Caalamiga Qaranka ayaa sheegay in Washington ay beegsan doonto Maxkamadda Caalamiga ah ee Dambiyada haddii ay isku daydo in  dambiyada dagaalka ku soo Oogto Mareykanka.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026

John Bolton oo ah Lataliyaha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Maraykanka, ayaa sheegay in Maraykanka uu awood walba u adeegsan doono maxkamada Danbiyada Dagaalka ICC hadii ay wax kiis ah kusoo oogto muwaadiniinta Maraykanka iyo Israel.

“Maanta, maalinta 11-ka Sebteembar, waxaan rabaa inaan fariin cad oo cad oo madaxbanaan madaxweyne u diro, Maraykanku wuxuu u adeegsan doonaa wax kasta oo lagama-maarmaan ah si loo ilaaliyo muwaadiniinteenna iyo kuwa isbahaysiga ah ee ka soo horjeeda xukun aan caddaalad ahayn maxkamad sharci-darro ah, “Bolton ayaa sidaas yidhi.

Bolton oo isniintii shalay khudbad kasoo jeediyey shir ay yeesheen ururada garabka midig ee dalkaasi Maraykanka ayaa sheegay in Maraykanka uusan aqoonsaneyn Maxkamada Caalamiga ah ee Danbiyada Dagaalka ee loo yaqaan ICC.

Previous Post

Guddoomiyaha Hodan “Dadka ku dhaqan Degmada oo isku duuban waxa ay dib u dhisi doonaan goobihii ay argagixisadu burburisay.”

Next Post

Dowlada Turkiga oo Cambaareysay Weerarkii Argagixisada ahaa ee Xarunta Degmada Hodan

Next Post
Dowlada Turkiga oo Cambaareysay Weerarkii Argagixisada ahaa ee Xarunta Degmada Hodan

Dowlada Turkiga oo Cambaareysay Weerarkii Argagixisada ahaa ee Xarunta Degmada Hodan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo qaabilay suxufiyiinta warbaahinta gaarka loo leeyahay

July 9, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta Beerta Nabadda kulan kula yeeshay suxufiyiinta warbaahinta...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo shir guddoomiyay kulan looga hadlayay amniga

July 9, 2026
0

Taliska Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, ayaa maanta xaruntiisa ku qabtay shirka Talisyada Qaybaha Ciidanka Dhulka, kaas oo uu...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XARIGGA KA JARAY TALISKA GUUTADA 77 EE CXDS OO DIB U DHIS BALLAARAN LAGU SAMEEYAY

July 9, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xarigga ka jaray dib u dhis iyo casriyeyn ballaaran oo...

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

Safiirka Soomaaliya ee Dalka Brazil oo Madaxweynaha Brazil u gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga

July 9, 2026
0

Safiirka Aan Deggenayn ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Brazil Mudane Dr. Omar Dufle, ayaa maanta Madaxweynaha Brazil,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In