Saturday, June 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Saraakiil Mareykan ah oo lagu eedeeyay shirqool ka dhan ah Madaxweyne Trump

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Donal Trump oo amray in la adkeeyo amaanka Mareynkanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ku xigeenka xeer ilaaliyaha guud ee Mareykanka  Rod Rosenstein ayaa dafiray wararka sheegayay in uu qorsheeyay in iyadoo dastuurka wadanka loo marayo in xilka laga qaado madaxweyne  Donald Trump.

Mr. Rod ayaa sheegay in eedeymahan ay yihiin kuwo aan sax aheyd isla markaana la malo awaalay.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026

Jariiradda New Yorka Times, ayaa ila aan la carabaabin ka soo xigatay in Mr. Rod uu soo jeediyay in Madaxweyne Trump waxyaabo sir ah laga duubo si loogu eedeeyo in uu qas iyo jahweer badan geliyay Aqalka Cad.

Isagoo ka jawaabayay warbixinta ay daabacday Jariiradda ayuu sheegay in warkan uu sax aheyd.

” Ma rabo warar intaas ka badan in aan ka iraahdo arrintan maadaama isha laga heley warkan aan la sheegin wayna iska caddahay in uu yahay been abuur ka dhan ah waaxda, waxay doonayaan in ay danahooda gaarka ah muujiyaan,” ayuu yiri Mr Rod.

Xeer ilaaliye ku xigeenka Mareykanka ayaa kal hore ka hadlay markii madaxweyne Trump uu ceriyay agaasimihii hey’adda amniga gudaha Mareykanka ee FBI sanadkii tagay.

Mr Trump ayaa kulan fiidnimadii jimcaha ka dhacay magaalada Missouri ee dalka Mareykanka ka sheegay in uu maqlay in waaxda cadaaladda ay qorsheynayso in ay shirqoolaan.

Waxaa uu sheegay in maamulkiisa xoreeyay isla markaana iloobay in kuwa xun xun ka xoreeyo hey’adda FBI.

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo shir degdeg ah isugu yeeray madaxda Galmudug

Next Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York uga qeyb gali doona Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay

Next Post
Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York uga qeyb gali doona Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo New York uga qeyb gali doona Fadhiga guud ee Qaramada Midaabay

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kormeeray xarumaha lagu qabanayo Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiyada Sare

June 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta kormeer ku tegay qaar ka...

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS oo xilka la wareegay

June 20, 2026
0

Wasiiru dowlaha wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS mudane Abuka Jeylaani Sheekh ayaa maanta xilka u kala wareejiyay Agaasimaha Guud...

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

Xulka Qaranka Gabdhaha ee 17-sanno jirada oo dalka dib ugu soo laabtay

June 20, 2026
0

Waxaa maanta Dalka dib ugu soo laabtay Gabdhaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano, kuwaas oo ka...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

Ra’iisul Wasaare Xamse oo si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga Fasalka 12-aad ee dugsiga sare

June 20, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa saaka magaalada Muqdisho si rasmi ah uga daahfuray Imtixaanka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In