Wednesday, May 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Suxufi u dhashay Japan oo 3-sano kadib la sii daayey

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Suxufi u dhashay Japan oo 3-sano kadib la sii daayey
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Suxufi madax bannaan oo 3-sano ka hor lagu qabtay gudaha dalka Syria ee ay ka socdaan dagaalada ,ayaa la sii daayey ,isagoo gaaray dalka Turkiga.

Xoghaya Golaha Xukuumadda ee Japan Yoshihide Suga oo qabtay shir jaraaid saacadihii dambe ee xalay ayaa sheegay in wararka la xiriira sii deynta Suxufigaasi ay ka heleen dhibaca dalka Qadar.

Related posts

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026

R/wasaaraha dalka Japan Shinzo Abe ayaa u mahad celiyay xukuumadaha Qadar iyo Turkiga,dadaalkii ay ka geysteen sii deynta Suxufigaasi.

Mr. Jumpei Yasuda ,waxa uu sanadkii  2000- billaabay in uu warbixinno ka soo ururiyo Bariga Dhexe,isagoo kooxda Daacish ee ka dagaalanta Syria ay qabteen sanadkii  2015-kii,xilli uu la socday saaxiibkii oo la dilay.

Sanadki  2004-tii Suxufigaasi iyo 3-kale oo la socday ayaa lagu qabtay dalka Ciraaq,waxaana lagu sii daayey wadahadallo ay qeyb ka ahaayeen Culimo Islaami ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda qurbajoogta

Next Post
Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda qurbajoogta

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo Maamulka Gobalka Banaadir oo Kulan soo dhaweyn ah u sameeyay ciyaartoyda qurbajoogta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

Ra’iisal Wasaare Xamsa oo magaacabay wasiirka cusub ee Warfaafinta

May 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha XJFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa kadib markii uu arkay qodobka 120-aad, farqadiisa 2-aad iyo 3-aad ee Dastuurka...

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

Safiirka Soomaaliya ee Hindiya oo kulan la yeeshay dhiggiisa Sri Lanka ee New Delhi

May 6, 2026
0

Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya, ahna Safiirka aan daganeyn ee Sri lank, Mudane Cabdullahi Maxamed Odowaa, ayaa...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah

May 5, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta daahfuray barnaamijka maalgelinta Taleefannada casriga ah (smartphones) oo...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo qaabilay Safiirkii hore Jabuuti ee Soomaaliya

May 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In