Friday, August 21, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Aqoon is weydaarsi ku saabsan ka qaybgalka dhalinyarada ee dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro

caqiil by caqiil
8 years ago
in Wararka
0
Aqoon is weydaarsi ku saabsan ka qaybgalka dhalinyarada ee dib-u-eegista Dastuurka oo Muqdisho lagu qabtay +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka wasaaradda dastuurka mudane Dr. Hussein Abdi Elmi ayaa maanta furay aqoon iswaydaarsi ku saabsan sida dhallinyaradu ay uga qayb qaadan karaan geedi socodka dib-u-eegista dastuurka kaa oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Arrimaha Dastuuka.

Aqoon iswaydaarsigan oo socon doona muddo saddex maalin ah waxaa ka qayb galaya qaar kamida dhallinyarada Soomaaliyeed iyo ururadii ku guulaystay fulinta waxbarashada madaniga ah iyo wacyigalinta bulshada-qaybta dhallinyarada, waxa ayna ujeedadiisu tahay in wasaaradda iyo ururada dhallinyarada ay isla meel dhigaan sidii farriin midaysan oo ku saabsan dastuurka loogu gudbin lahaa dadka soomaaliyeed gaar ahaan dhallinyarada.

Related posts

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026

Wasiir ku xigeenka oo kulanka ka hadlay ayaa ugu horrayn u mahad celiyay dhallinyarada ka soo qayb gashay kulanka waxa uuna ugu baaqay in ay ka qayb qaataan dib-u-eegista dastuurka maadaama uuyahay dastuurku wax ay dadka soomaaliyeed wada leeyihiin.

“Dastuuku waxaa iska leh ummadda soomaaliyeed, dhallinyaraduna
waa awoodda dal kastaahi leeyahay waxaana muhiim ah in aad ka qayb qaadataan dib-u-eegista dastuurka isla markaana aad gaarsiisaan dhallinyarada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan maadaama aad ku guulaysateen fulinta waxbarashada madaniga ah iyo wacyigalinta bulshada” ayuu yiri wasiir Hussein.

Wasaaradda Dastuurka ayaa bilaabaysa qorshe lagu wacygalinayo qaybaha kala duwan ee bulshada sida dhallinyarada, haweenka iyo dhammaan qaybaha bulshada si qof kasta uu u fahmo muhiimadda dastuurku u leeyahay isla markaana uu u ogaado waajibaadka saran iyo xuquuqda uu siinayo dastuurka.

Previous Post

Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka oo tababar u furay Garsoorayaal+Sawirro

Next Post

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir guddoomiyay shirka horumarinta Dhaqaalaha.

Next Post
Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir guddoomiyay shirka horumarinta Dhaqaalaha.

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo shir guddoomiyay shirka horumarinta Dhaqaalaha.

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

Soomaaliya Oo Dadaal ku bixineysa Horumarinta iyo Matalaadda Hay’adaha EAC

August 20, 2026
0

Wasiiru-dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah JFS ahna ergayga u qaabilsan Soomaaliya Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC), Mudane...

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha Jinsiyadda iyo Aqoonsiga ee Jaamacadda Carabta oo lagu qabtay Tunisia

August 20, 2026
0

Maareeye Ku-xigeenka Guud ee Hay’adda Aqoonsiga iyo Diiwaangelinta Qaranka (NIRA), Mudane Cabdiraxmaan Saciid ayaa ka qaybgalay Shirka Sagaalaad ee Maareeyayaasha...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo Ka Qaybqaadanaysa diyaarinta Warbixinta Waxqabadka Qaranka

August 20, 2026
0

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS Mudane Hamza Haadoow, ayaa maanta kormeer ku...

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo khudbad ka jeediyey Madasha 7-aad ee Iskaashiga Warbaahinta Afrika iyo Shiinaha

August 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In