Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda XFS oo Maanta furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka dadban ee xallinta Khilaafaadka.”Sawirro

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda XFS oo Maanta furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka dadban ee xallinta Khilaafaadka.”Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caddaaladda XFS, Mudane, Xasan Xuseen Xaaji, ayaa Maanta oo Sabti ah furay tababar ku saabsan habraaca howl-galinta nidaamka habka dadban ee xallinta Khilaafaadka, kaas oo dhawaan ay hirgalisay Wasaaradda Caddaadda.

Tababarkaan oo Labo Maalin socon doona ayaa waxaa ka qayb galay, Odayaasha dhaqanka Haweenka iyo Culimaaโ€™udiin, kuwaas oo ah wakiillada ay Wasaaraddu u xil-saartay hir-gelinta nidaamkan oo hadda ka shaqeeya dhowr Degmo oo ka mid ah Gobolka Banaadir.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Wasiirka Caddaaladda iyo Garsoorka ayaa ka qaybgalayaasha kula dardaarmay in ay ka faa,iideystaan Tababarka Wasaaradduna ay dedaal ku bixin doonto in Bulshada loo daadejiyo Garsoorka, ย sidii uu dhaqanka Soomaaliyeed ahaana kiisas badan oo Bulshada ka dhex dhaca lagu xallin doono nidaamka xeer beegtida.

โ€œMaanta tababarku muhiimadda uu leeyahay waa kow inaan sii wadno tababarka Bilihii la soo dhaafay waxbaan ka baranayย  waxaas aan ka baranay inaan sii kordhino qubaradu tababarro dheeraad ah idin siiyaan iyo mida kale oo ah wasaaradu waxaa ay diyaarisay habraacii lagu shaqey lahaa habraacaas laftiisa in la idinku tababaroย  adinkuna ka faa,iideysataan ayay tahay ujeedada siminaarkaanโ€ ayuu yiri Wasiirka.

Dhowr Bil ka hor ayay ahayd markii Wasaaradda Cadaaladda ay Degmooyin dhowr ah oo ku yaalla Magaalada Muqdisho ka hirgalisay Xafiisyo wasaaradda uga wakiil ah xallinta Khilaafaadka Bulshada ka dhex dhaca ee Xeer beegtida loo yaqaan.

Waxanay wasaaraddu tallaabadani ku micneysay in kiisas badan oo Maxkamadaha lala aado looga maarmo nidaamkan xeer beegtida, wuxuuna wasiirku sheegay in horumar laga sameeyay ujeedkii loo hirgaliyay Barnaamijkan.

Previous Post

Ciidamada amniga oo Gacanta kusoo dhigay hoggaamiyihii qaraxdii Maanta ee Muqdisho

Next Post

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha CXD oo tababar usoo xirey 81 dhaqaatiir ah “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha CXD oo tababar usoo xirey 81 dhaqaatiir ah “SAWIRRO”

Wasiir ku xigeenka Caafimaadka iyo Taliyaha CXD oo tababar usoo xirey 81 dhaqaatiir ah "SAWIRRO"

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In