Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Beeraha XFS oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan badbaadada dhirta ku qabatay Muqdisho+Sawirro

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Beeraha XFS oo aqoon is-weydaarsi ku saabsan badbaadada dhirta ku qabatay Muqdisho+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon is -weedaarsigan oo ku saabsanaa macluumaad kala qaadashada iyo ka doodida qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo ansixinta sharciga istiraatijiyada Qaran ee badbaadada dhirta ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradd Beeraha iyo waraabka Xukuumadda Soomaaliya, waxaana ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka, Agaasimaha guud iyo xoghayaha joogtada ah ee wasaarada Beeraha, Xubno ka socday maamul goboleedyada, aqoonyahano iyo qubaro ku xeel dheer Beeraha.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Soomaaliya Xaamud Cali Xasan oo daahfuray Aqoon is –weedaarsiga Ayaa sharaxay muhiimada uu xambaarsanyahay shraciga badbaadada dhirta oo uu ku tilmaamay mid aad loogu baahanyahay.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaarada Beeraha Maxamuud Maxamed Maxamuud ayaa sheegay in Sharcigan uu horseedi doono xakameynta waxyaabaha dalka soo gala ama laga dhoofiyo.

Sharciga badbaadada dhirta oo laga shaqeynayey mudo dheer ayaa dhawaan la horegeyn doonaa golaha sharci dejinta, iyadoo hadii ay meel mariyaana laga faa’iidi doono waxyaabo badan oo ay ka mid tahay  koontaroolida iyo la socodka fayadhoorka waxyaabaha dalka soo gala ama ka dhoofa.

Previous Post

Akhriso: Golaha Shacabka oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2019-ka

Next Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle

Next Post
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid Xildhibaan Axmed Mayow Cabdulle

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In