Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Howlgal lagu dilay ku dhawaad 20 ka tirsanaa Al-Shabaab oo laga fuliyay G/Jubbada dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay Jubbada hoose
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya oo taageero ka helaya Ciidamo Mareykan ah ayaa howlgal qorsheysan oo duqeyn ah ka fuliyay magaalada Bu’aale ee Gobolka Jubbada Dhaxe.

Related posts

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

February 4, 2026

Taliyaha qeybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Jeneral Cali Maxamed Maxamuud (Bogmadow) oo la hadlay Idaacada Ciidamada ayaa sheegay in 17-dii bishan ay ciidamada Danab iyo kuwo Mareykan ah ay weerar duqeyn iyo mid dagaal ka fuliyeen gudaha magaalada Bu’aale ee Jubbada dhaxe.

Jeneral Bogmadow ayaa waxa uu sheegay in weerarka uu si gaar ah uga dhacay xarunta Idaacadda Andaluus oo ku hadasha Afka kooxda Al-Shabaab, isagoo sheegay in halkaas lagu dilay 15 Xubnood oo ka tirsan Nabadiidka Al-Shabaab iyo Afar wariyaasha Al-Shabaab ah, islamarkaana qalabkii Idaacadda lagu bur buriyay weerarka duqeynta iyo dagaalka isugu jiray ee halkaasi laga fuliyay.

Ciidamada ammaanka ayaa howlgallo ka dhan ah argagixisada kawada qaar ka mid ah Gobollada Dalka, iyagoo ku khaarajiyay horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsanaa Kooxda Al-Shabaab.

Previous Post

Sarkaal haweenay ay kala tageen dilay oo dil toogasho ah lagu xakumay

Next Post

NDP9 Statement Federal leval Consultation

Next Post
NDP9 Statement Federal leval Consultation

NDP9 Statement Federal leval Consultation

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

Munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo si rasmi ah uga socota Muqdisho

February 4, 2026
0

Munaasabadda xil-wareejinta oo ka dhacday xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee Soomaaliya ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin sare oo ka tirsan...

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka oo maanta lagu qabaayo Muqdisho

February 4, 2026
0

Doorashada Guddoonka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka ayaa goordhow ka bilaabaneysa magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeybgalayaan mas’uuliyiin ka tirsan...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo qaabilay wafdi ka socda hay’adda Mercy Corps

February 3, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In