Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Caalamka

Pakistan: dab qabsaday Tareen oo sababay dhimasho & dhaawacyo

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Caalamka
0
Pakistan: dab qabsaday Tareen oo sababay dhimasho & dhaawacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ugu yaraan 60-ruux ayaa dhimatay,in ka badan 40-na waxaa soo gaaray dhaawacyo ka dib markii dab ka dashay gaas uu hareeyay Tariin ku safraayey bartanaha dalka Pakistan.

Shilkaasi ayaa maanta  ka dhacay agagaarka deegaanka Liaquatpur, oo 150-km u jirta magaaladaMultan,sida uu xaqiijiyay Wasiirka Gaadiidka Tareenada Sheikh Rashid Ahmed oo la hadlay qaar ka mid ah warbaahinada.

Related posts

KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

KULANKA XOGHAYAASHA BAARLAMAANKA CARABTA OO TAAGEERAY MADAX BANAANIDA DHULEED EE JAHMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA.

January 13, 2024
Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

Cabdiqaasim Salaad Xasan ”Somaliland waa gobol ka mid ah Soomaaliya heshiisna lama gali karo dal sida Ethiopia“.

January 12, 2024

Dabka ayaa dhacay markii dad rakaab ah ay isku dayeen in ay qurac ku sameystaan foornada lagu qaato gacanta ee ku shaqeysa gaaska,halkaasi oo qarax ka dhashay uu sababay dab ku faafay gudaha Tareenka.

Tareenka ayaa siday rakaab ka yimid koonfurta magaalada Karachi ,kuna socdayRawalpindi,waxaana dadkii uu soo gaaray   dhaawaca daran ee gubashada loo diyaariyay diyaarado Herikobtar ah oo lagu geeyo cisbitaalada la tacaala dabka.

Previous Post

Dowladda Chile oo joojisay shirar caalami ah oo ay marti galin lahayd

Next Post

Saraakiisha Ciidanka xoogga oo sheegay in xubno Al-Shabaab ah ay ku dileen Jubbada Hoose

Next Post
Saraakiisha Ciidanka xoogga oo sheegay in xubno Al-Shabaab ah ay ku dileen Jubbada Hoose

Saraakiisha Ciidanka xoogga oo sheegay in xubno Al-Shabaab ah ay ku dileen Jubbada Hoose

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

Wasiir Fiqi oo bogaadiyay guulihii Ciidanka Xoogga Dalka xilligii Taliye Odawaa

February 4, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Fiqi), ayaa si weyn u ammaanay waxqabadkii Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga...

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

Taliyaha Cusub ee CXDS oo ballanqaaday hoggaan hufan iyo sii wadidda halganka amniga

February 4, 2026
0

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa si rasmi ah u muujiyay aqbalaadda xilka...

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

Taliyihii hore ee CXDS oo ka warbixiyay wixii u qabsoomay intow xilkaan haayay

February 4, 2026
0

Taliyihii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Odawaa Yuusuf Raage, ayaa faahfaahin ka bixiyay waxqabadkii iyo horumarradii ugu...

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

Dr Maryan Qaasin oo loo doortay Guddoomiyaha Guddiga xuquuqul Insaanka.

February 4, 2026
0

Dr. Maryan Qaasin Axmed ayaa si rasmi ah loogu doortay Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib habraac sharciyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In