Tuesday, July 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Waare oo beeniyay in Madaxweynayaashii hore ee dalka loo diiday iney ka dagaan Garoonka Magaalada Beledweyne.

caqiil by caqiil
7 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Waare oo beeniyay in Madaxweynayaashii hore ee dalka loo diiday iney ka dagaan Garoonka Magaalada Beledweyne.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Dowladd gobaleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo shir jaraaid u qabtay warbaahinta ayaa beeniyay warar lagu baahiyay Baraha bulshada oo ku aadan in wafdi ay hogaaminayeyn Madaxweynayaashii hore e dalka laga hor istaagay inay u safraan magaalada Baladweyn ee xarunta gobalka Hiiraan.

Madaxweyne Waare ayaa tilmaamay inuu la xiriiray masuuliyiinta islamarkaana uu ku wargeliyay warbixin soo gaartay oo tilmaameysay  In garoonka magaalada Baladweyn ay ka jirto cilado farsamo oo ay sababeen fatahaadaha ka dhacay magaalada, tasoo masuuliyiinta ay ka dhaga adeegeen isla markaana ay qaateen go’aan qaldan oo naftooda halis gelin karay.

Related posts

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa dhinaca kale ka hadlay halka uu marayo gurmadka loo fidinayo dadka ay dhibaatadu kasoo gaartay fatahaada iyo waxa maamul ahaan uga qorsheysan inay ka gaashaantaan waxyeeladan soo laab laabatay ee fatahadaha.

Previous Post

Wasiirka Maaliyadda oo ka warbixiyey Waxyaabihii u qabsoomay Wasaaradda Maaliyadda.

Next Post

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka

Next Post
Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka

Guddiga KMG ah ee soo diyaarinta sharciga doorashooyinka Qaranka oo kulan la qaatay guddiga madaxbanaan ee doorashooyinka Qaranka

Wasiirka  Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

Wasiirka Qoyska XFS oo guddoomisay Shirka Guddiga Hagista Barnaamijka Haweenka

July 27, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa guddoomisay kulankii ugu horreeyay...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Gaaray Dhuusamareeb

July 27, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar (Gen. Khaalid), ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

Agaasimaha Qorshaynta iyo NIS Foundation oo xoojinaya iskaashiga lagu taageerayo hirgelinta NTP 2025–2029

July 27, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay wafdi...

Hoggaamiyaha KGS oo soo xiray Shirka Banbaxa Golaha Wasiirrada Koonfur Galbeed Soomaaliya

Masuuliyiin ka tirsan DFS oo ka qeyb galay munaasabad lagu xusay sannad-guurada 5-aad ee Ololaha Nadaafadda Xeebaha

July 27, 2026
0

Muqdisho — Masuuliyiin ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu qabtay magaalada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In