Thursday, February 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Taliska Booliska Galmudug oo soo saaray amarro ka dhan ah hubka sharci darada ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa amar ka soo baxay lagu mamnuucay in hub aan aheyn kan laamaha amniga lagu dhex qaato Deegaannada hoostaga magaalada Dhuusamareeb.

Amarkaan oo la faray dhammaan laamaha amniga ayaa ciidamada u oggolanaya in ay la wareegaan hubkii lagu qabto howlgallada, iyaddoo aan dib loogu celinaynin dadka laga qaado, qofkii hub lagu qabto ayaa wajahaya isna xarig seddex bilood ah oo aan cafis laheyn sida ay sheegeen laamaha ammaanka.

Related posts

Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Batroolka

Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Batroolka

February 5, 2026
Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

February 5, 2026

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliska Galgaduud Gaashaanle Sare Maxamuud Maxamed Jaamac , Taliyaha Saldhiga Booliska Dhuusamareeb Burhaan Axmed Roble, Guddoomiye ku-xiggeenka Amniga iyo Siyaasadda Dhuusamareeb Cabdi Xaashi oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Degmooyinka ku xeeran caasimadda sida Taliyaasha Booliska Xeraale iyo Balamballe ayaa kormeer amarkaan la xiriira iyo ogeysiin ku soo marey deegaannada , Mareergur, Shimbiraale , Tagaabeeye iyo Mirig, si loo dhaqan geliyo sharcigan.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo xaqiijisay in uusan dalka soo gelin xaalad la xiriirta caabuqa Caronavirus

Next Post

Hirshabeele oo Tababar u soo xirtay cutubyo kamid noqonaya Ciidanka Amniga

Next Post
Hirshabeele oo Tababar u soo xirtay cutubyo kamid noqonaya Ciidanka Amniga

Hirshabeele oo Tababar u soo xirtay cutubyo kamid noqonaya Ciidanka Amniga

Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Batroolka

Guddiga Kheyraadka ee Aqalka Sare oo kulan la qaatay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Batroolka

February 5, 2026
0

Guddiga Kheyraadka Qaranka, Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare kulan...

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya

February 5, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macalin Maxamuud ayaa maanta xarunta wasaaradda ku qaabilay Safiirka Dowladda...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo magacaabay Agaasimeyaal Guud

February 5, 2026
0

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda JFS...

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

Wasiirka Gaadiidka Badda XFS oo uga mahadceliyay G/Wasiirrada Ansixinta Heshiisyada Badda

February 5, 2026
0

Muqdisho, Febraayo 05, 2026; Wasiirka Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa si weyn...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In