Thursday, May 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Qasaaraha Maleeshiyaadka Al-Shabaab Lagu Gaarsiiyay dagaal kadhacay Degaanka Abaal oo hoosyimaado Degmada Xudur oo kordhay.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Qasaaraha Maleeshiyaadka Al-Shabaab Lagu Gaarsiiyay dagaal kadhacay Degaanka Abaal oo hoosyimaado Degmada Xudur oo kordhay.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixiyay dagaal xubno ka mid ah maleeshiyaadka Al-Shabaab lagu laayay oo ka dhacay degaanka Abaal oo 20 KM dhanka koonfureed kaxiga degmada Xudur ee gobolka bakool.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo la hadlay Warbaahinta qaranka ayaa inoo sheegay Ciidamadda in ay dileen 37-maleeshiyaad argagixissada Al-Shabab ah iyo 3-horjooge kuwaasi oo uu kamid yahay horjoogihii uqaabilsanaa argagixisada degmada xudur iyo nawaaxigeed.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026

Dagaalka  looga dilay  horjoogayaashani iyo maleeshiyaadkii lasocday ayaa waxaa laga galay guutada 9-aad qeybta 60-aad XDS.

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo Muwaadiniintii ugu horeysay ka keentay Dalka Hindiya”Sawirro”.

Next Post

Banaan-bax lagu taageerayo codsigi Madaxweyne Farmaajo oo ahaa matalaada Gobolka Banaadir oo ka socda Muqdisho

Next Post
Banaan-bax lagu taageerayo codsigi  Madaxweyne Farmaajo  oo ahaa matalaada Gobolka Banaadir  oo ka socda Muqdisho

Banaan-bax lagu taageerayo codsigi Madaxweyne Farmaajo oo ahaa matalaada Gobolka Banaadir oo ka socda Muqdisho

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

Guddoomiyaha golaha shacabka BJFS oo Baydhabo kula Dukaday boqolaal ruux

May 27, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta shacab iyo masuuliyiin kula...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

Madaxweyne Xasan Sheekh oo boqolaal shacab ah la oogay saaladda Ciidda Carafo

May 27, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo,...

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

Madaxweynaha JFS oo Shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda Ciidul-Adxa

May 26, 2026
0

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda barakeysan ee Ciidul-Adxa oo ah munaasabad xambaarsan qiime...

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

Wasiirka Qoyska XFS oo war kasoo saartay Doorashadii isku sidkaneed ee ka dhacday KGS

May 26, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In