Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Waxaa goor_dhow xarunta Villa Hargeysa ka furmay kulanka koowaad kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Kulanka waxaa shir guddoominaya guddoomiyaha golaha shacabka mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, waxaa soo xaadiray 156 xildhibaan oo goobjoog ka ah kulanka.

Ajendaha kulanka maanta looga doodaya aya ah qodobada.

1. Akhrinta 1-aad hindisaha dib u eegista iyo kabista sharciga Xisbiyada Siyaasadda dalka.

2. Soo bandhigista ansixinta xubin cusub ee guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka Marwo Sacdiya Yuusuf Shuuriye.

3. Qeybinta Akhrinta 2-aad labada hindise sharciyeed ee kala ah.

A. Hidise sharciyeedka Qareenada Soomaaliyeed.

B. Hindise sharciyeedka Nootaayada Dadweynaha.

Tags: Kalfadhiga 7-aad ee Golaha Shacabka oo Villa Hargeysa ka socda
Previous Post

Kim Yo Jong oo kamid noqotay dejiyayaasha siyaasadda Kuuriyada Waqooyi

Next Post

Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta

Next Post
Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta

Wasiir Sabriye oo ka codsaday Barlamaanka ansixinta Sharciga Axsaabta

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In