Sunday, February 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Maamulka Deegaanka Jaziira oo qorsheynaya inay hirgeliyaan adeegyada lagu horumarinayo deegaanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Jilicow Maxamuud ayaa sheegay inay isa soo tarayaan dadka u dalxiis tegaya Jaziira, maadaama dhawaan halkaasi loo magacaabay maamul cusub ka howlgalla.

Xuseen Jilicow oo lahadlayay Radio Muqdisho ayaa sheegay inay qorsheynayaan sidii deegaanka looga hirgelin lahaa dhamaan adeegyada bulshada ee uu u baahanyahay, ayna soo dhaweynayaan cidkasta oo gacan ka geysanaya horumarka deegaanka Jaziira.

Related posts

Xuska maalinta Caalamiga ah ee joojinta Gudniinka oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska maalinta Caalamiga ah ee joojinta Gudniinka oo lagu qabtay Muqdisho

February 8, 2026
Ku-simaha Guddoomiyaha BJFS  oo soo saaray go’aano ka joojin fadhiyada wadajirka ah

Ku-simaha Guddoomiyaha BJFS oo soo saaray go’aano ka joojin fadhiyada wadajirka ah

February 8, 2026

“Qofkasta waxa ay ku mashquulsantahay sidii ay u dhisan lahaayeen dhulalka ay ku leeyihiin, runtii amniga deegaanka waa mid la isku haleyn karo, maadaama uu deegaanka isku xiro gobolka intiisa kale oo ay halkaasi isticmaalaan” ayuu yiri Xuseen Jilicow.

Guddoomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda Deegaanka Jaziira degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose Xuseen Jilicow Maxamuud ayaa ganacsatada ugu baaqay inay gacan ka geystaan hirgelinta adeegyada lagu horumarinayo deegaanka Jaziira oo ah deegaan ay u dalxiis tagaan bulsho weynta Soomaaliyeed.

Previous Post

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Galmudug oo lagu soo dhaweeyay Bacaadweyne “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Booliska oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baladxaawo

Next Post
Ciidanka Booliska oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baladxaawo

Ciidanka Booliska oo bur buriyay fariisimo ay Al-Shabaab ku lahaayeen duleedka Baladxaawo

Xuska maalinta Caalamiga ah ee joojinta Gudniinka oo lagu qabtay Muqdisho

Xuska maalinta Caalamiga ah ee joojinta Gudniinka oo lagu qabtay Muqdisho

February 8, 2026
0

Wasaaradda Qoyska oo Muqdisho ku qabatay Munaasabadda 6da February ee maalinta Caalamiga ah ee Joojinta Gudniinka gabdhaha, munaasabaddan ayaa waxaa...

Ku-simaha Guddoomiyaha BJFS  oo soo saaray go’aano ka joojin fadhiyada wadajirka ah

Ku-simaha Guddoomiyaha BJFS oo soo saaray go’aano ka joojin fadhiyada wadajirka ah

February 8, 2026
0

Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow ayaa soo saaray...

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

MADAXWEYNEYAASHA SOOMAALIYA IYO MASAR OO YEESHAY KULAN MIRO-DHAL AH

February 8, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar waxa uu wada-hadallo miro-dhal ah...

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

Masuuliyiin ka tirsan dowladda oo ka qeybgalay Caano-shubka Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed

February 8, 2026
0

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), iyo wafdi ballaaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In