Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Galmudug oo daah-furtay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare ee dolwadda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada Galmudug Maxamed xaashi Dhoore ayaa magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ka daah-furay imtixaanka shahaadiga fasalka 12-aad ee dugsiga Sare oo deegaannada Galmudug maanta ay ku galayaan in ka badan 2,500 “labo kun iyo shan boqol” oo arday,  kuwaas oo qayb ka ah kumanaanka arday ee u fadhiistay imtixaanka dowladda.

Agaasimaha guud ee wasaaradda waxbarashada Galmudug Axmed Nuur Cusmaan Cali ayaa faah faahiyay tirada goobaha imtixaankani ka bilaabmayo wuxuuna sheegay in 2,500 oo arday ay u fariisteen deegaannada Galmudug.

Related posts

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026

Wasiirka wasaarada waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug Maxamed xaashi dhoore ayaa ardayda Galmudug kuwooda u fariisanaya imtixaanka shahaadiga ee dugsiga sare u rajeeyay guul, isagoo ku booriyay in ay muujiyeen dadaal dheeraad ah iyo taxadar badan.

Galmudug ayaa ka mid ah maamulada ka qayb galayay imtixaanka Qaran tan iyo markii wasaraadda waxbarashada dowladda faderaalka Soomaaliya ay dib u billaawday qaadista imtixaanka 2014-kii kaddib dowladdii dhexe ee dalka.

Previous Post

Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka oo daah-furay imtixaanka shahaadiga dugsiga sare  ee dowladda

Next Post

Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO

Next Post
Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO

Wasaaradda shaqada XFS oo wada-tashi kala yeelatay wasaaradda Maaliyadda sharciga howlgebka shaqaalaha rayidka+SAWIRRO

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

Danjiraha JFS ee dalka Kenya oo xarunta safaaradda ku qaabilay Ruth Anne Stevens 

August 25, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku qaabilay Ruth...

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Ganacsiga ee Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka furmay Muqdisho

August 25, 2026
0

Shirweynaha Xiriirinta Ganacsiga Soomaaliya iyo Shiinaha ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay, iyadoo ay ka qeybgalayaan masuuliyiin ka tirsan Dowladda...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In