Saturday, August 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Hogaamiyeyaasha EU oo ku guuldaraystay in ay soo saraan qorshe wax looga qabanayo dhaqaalaha Yurub.

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Wararka
0
Hogaamiyeyaasha EU oo ku guuldaraystay in ay soo saraan qorshe wax looga qabanayo dhaqaalaha Yurub.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hogaamiye yaasha Midawga Yurub oo soo gabagabeeyay shir ay maalintii saddexaad ku lahayeen Brussels ayaa ku guul dareystay in ay madasha ka soo saraan qorshe mideysan iyo dib u soo kabasho dhaqaale, kadib markii uu sameeyn dhaqaale ku yeeshay xanuunka Corona.

Shir madaxeedkan ay yeesheen waddamada Midowga Yurub ayaa ujeedadiisu ahaa in la isku raaco xirmooyin mucaawino ah oo Yurub ay kaga soo kabaneeyso hoos u dhicii dhaqaale ee ugu xumaa tan iyo dagaalkii Labaad ee Adduunka.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Madaxweynaha Golaha midowga Yurub Charles Michel, ayaa ku booriyay hoggaamiyeyaasha Midowga Yurub in aysan dunida tusin daciifnimo dhaqaale ee uu  Yurub dhaxalsiiyay Corona Virus.

Mr Michel ayaa muujiyay rabitaankiisa ku aaddan in hogaamiyaasha Yurub ay gaaraan heshiis dhaqaale oo guul u horseeda midowga Yurub.

Hogaamiyaasha ayaa isku af garan waayay cabirka dhaqaale ee lagu bilaabaya sanduuqa soo kabashada Yurub iyo xaddiga deeqaha loo baahanyahay, iyada oo qaar ka mid ah waddamada Yurub ay ka dhawaajiyeen rabitaankooda ah in la xadido deeqaha iyo dhaqaalaha la yaboohaya ee ay Yurub kaga soo kabaneeyso sameeyntii dhaqaale ee uu ugeeystay xanuunka Covid19.

Intii uu socday shirka waxaa soo wajahay caqabado iyo dooda ku qotamay dhimista miisaaniyadda EU gaar ahaan waddammada hodanka ah, iyo sido kale is-afgaranwaa ka yimid hanaanka cusub ee maalgelinta Midowga Yurub oo loo arkay in uu ku xadgudbaayo mabaadi’da dimoqraadiyadda reer Yurub.

Previous Post

Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah oo dil u geystay muwaadin Soomaaliyeed.

Next Post

Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Next Post
Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In