Tuesday, March 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Maqaallo

30 Sano ka dib Maxey uga dhigantahay Ardayda Magaalada Marko inay galaan Imtixaanaadka dowladda

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
6 years ago
in Maqaallo, Wararka
0
30 Sano ka dib Maxey uga dhigantahay Ardayda Magaalada Marko inay galaan Imtixaanaadka dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Marko waa xarunta gobolka Shabeellaha Hoose waxa ay dhacdaa dhinaca xeebta Badweyta Hindi sidoo kale waxa ay ku taalaa gabal dhaca caasimada dalka ee muqdisho waxa ayna u jirttaa 90 K.M.

Marko waa magaalo qadiimi ah waxaana ku nool dad xadaarad leh caana ku aheyd waxbarashada iyo Ganacsiga .

Related posts

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026

Madadii bur burka waxa ay soo martay marxalado kala duwan kuwaasi oo sababay isbedel dhinac walbo leh hase ahaatee hada waxaa ka jira isbedel nolasha ah waxaana markii ugu horeysay sanaadkaan ardayda wax ka dhigta dugsiyadda marko ay nasiib u yeesheen inay ka qeyb-galaan Imtixaanka fasalada labo iyo tobadaan ee dowladda .

Guddoomiyaha magaalada Marko Cabdullaahi Cali Axmed (Waafoow) oo aan la hadalay waxa uu inoo sheegay in arday gaareysa 331 ay sanadkaan nasiib ay u yeesheen Imtixaanka dowladda dugsiyadda sare waana markii ugu horeysay ee bur burki doowladdii dhexe.

” Waa markii ugu horeysay sodon sano ka dib ay ardayda degmada marko ay ka qeyb-galaan imtixaandka shahaadiga ee dowladda ka dib dadaal badan oo ay bixisay dowladda Soomaaliyeed “ayuu yiri guddoomiye (Waafoof).

Sannadkoodii ugu Horreeyay
Waa sanadkii ugu horeeyay waxaana ka qeyb-galay dhammaan ardyada wax ka baratay dugsiyadda magaalada Marko waxaana ugu dambeysay sanadku markuu ahaa sideetan iyo sagaalkii waxaana kasoo wareegatay muddo kow iyo sadon sano ah ayuu sii raaciyay gudoomiyaha marko.

Guddoomiyaha magaalada Marko Cabdullaahi Cali Axmed (Waafoow) ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in dowladdihii ku meel gaarka ay isku dayeen hase ahaatee ay suura gali weysay waxaana ugu dambeyn ku guuleystay dowladda hada jirta oo ay hogaamiyaan madaxweynaha dalka Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’isulwasaare Xasan Cali Khayre.

“Dowladdihii KMG waa ay isku dayeen balse kuma guuleysan waxaana uga mahadcelineynaa dowladda federaalka Soomaaliya da daalka ay gelisay inay markaan suura gasho ka qeyb-galka imtixaanaadka dowladda ee ardyada soomaaliyeed ee gobolka shabeelllah Hoose gar ahaan Marko”

 Isbeddelka Imtixaanka
Ardayda hore waxaa imtixaandka uga qaadi jiray si caadi daladaha ay wax ka bartaan ka dib markii ay meesha ka baxday dowladdii dhexe waxaana guud ay soo dhaweeyeen inay fursad u helaan imtixaandka qaranka.

   Tirada Ardayda Imtixaanka u fadhiisatay G/Sh/H
Boqolaalo ardyada ayaa ka qeyb-galay imtixaanka dowladda ee Gobolka Shabeellaha Hoose ,331 arday Marko ,deegaanka Kuntuwaarey afartameeyo, Baraawe in kabadan 70 ardayda iyo Afgooye oo aan si rasmi loo xaqiijin maamaada hada ay ka taagantahay xaalad bini’aadanimo ee uu sababay Fafahaada wabiga Shabeelle.
Rajo ayaa muuqata oo Xagga waxbarashada Gobolka Shabeellaha Hoose nsi la mid ah hormarka ka socda Gobolka .

Tags: Sodon sano ka dib Maxey uga dhigantahay Ardayda Magaalada Marko inay galaan Imtixaanaadka dowladda
Previous Post

Dab xooggan oo qabsaday Dhul beereedka Deegaanka Wisil

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo faah-faahin ka bixisay saamaynta ay fatahaaddu ku yeelatay Sh/hoose

Next Post
Dowladda oo Qalab Caafimaad iyo Dawooyin Gaarsiisay Degmada Xudur ee Gobalka Bakool

Dowladda Soomaaliya oo faah-faahin ka bixisay saamaynta ay fatahaaddu ku yeelatay Sh/hoose

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado  biyo ah

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo ku wareejiyay Maamulka iyo Guddiga Abaaraha booyado biyo ah

March 3, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, ayaa maanta gaaray Degmada...

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

Abshir Cukaash oo dil toogasho lagu xakumay

March 3, 2026
0

Abshir Cukaash Cabdi oo Ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka, ayaa lagu eedeeyay In uu si kas ah u dilay Daahir...

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

𝐀𝐠𝐚𝐚𝐬𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐆𝐮𝐮𝐝 𝐇𝐒𝐉 𝐨𝐨 𝐱𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐢𝐢𝐬𝐚 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐥𝐚𝐲 𝐄𝐫𝐠𝐚𝐲𝐠𝐚 𝐆𝐚𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐚𝐡 𝐞𝐞 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦ad𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲

March 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa xafiiskiisa kula kulmay Ergayga Gaarka ah ee...

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo degmada Jalalaqsi ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha

March 3, 2026
0

Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa maanta degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ka daahfuray ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha....

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In