Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dalka ku soo celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dalka ku soo celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo markii 4-aad Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda u fudeysay in dib dalka loogu celiyo.

137 Muwaadin ayaa  maanta ka dhoofay Garoonka Caalamiga ah ee Entebbe ayaa noqoya duulamadkii 4-aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Uganda u fudeydiso in dalkii dib looga celiyo.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Hadda qaar ka mid ah dadkii maanta ka dhoofay garoonka Entebbe oo hadlay warbaahinta qaranka ayaa ugu mahad celiyay Safaaradda sida aay gacanta weyn ugu geystay in aay dalkii  dib ugu laabtan.

Safaaradda Soomaaliya ee dalkan Uganda oo ka duuleysa siyaasadda arrimaha didaba ee dowladda federaalka Soomaliya ee ku aadan in dib dalkii looga celiyo muwaadinka Soomaaliyeed ee ku xaniban dalka dibadiisa, ayaa Safaaradda ilaa iyo hadda waxay dalkii dib ugu celisay ku dhawaad 500 Muwaadiniin Soomaaliyeed ah .

Tags: Safaaradda Soomaaliya ee Uganda oo dalka ku soo celisay Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xayirnaa Uganda
Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo gudoomiye cusub u magacaabay Degmada Wadajir

Next Post

Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay’addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay’addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro

Wasaaradda Awqaafta XFS oo Hay'addaha ka Shaqeeya Udxiyadda ku Amray in Wasaaradda soo maaraan+Sawirro

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In