Friday, August 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Mareykanka oo 12-kun oo Askari ka daad guraynaya Wadan kamid ah Dalalka Yurub

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Mareykanka oo 12-kun oo Askari ka daad guraynaya Wadan kamid ah Dalalka Yurub
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dawladda Mareykanka ayaa si cad u sheegtay inay wado qorshe salka ku haya sidii ay 12 kun oo ciidankeeda ah ugala bixi lahayd dalka Jarmalka oo ku yaalla qaaradda yurub, Arrintaas oo Washington ay ku tilmaantay istaraatijiyad ku dhisan dib u habaynta ciidamankeeda ka jooga Yurub.

Wasaaradda gaashaandhiga maraykanka ayaa dhankeeda sheegtay in 6,400 oo askari ay dib ugu celin doonaan gudaha dalkaMareykanka, halka qaybta kalena loo sii gudbin doono qaar kamid ah wadamada gaashaanbuurta NATO oo ay ku jiraan Talyaaniga iyo Belgium.

Related posts

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo ka hadlay arrimaha ku saabsan ciidanka dalkiisa ayaa caddeeyey sababta ciidamada maraykanka looga soo celianayo dalka Germalka ay la xiriirto maadaama Dawladda Jarmalku ay ku guul daraysatay hadafka ay ku dhisan tahay NATO gaar ahaan qorshayaasha dhanka difaaca.

Dhinaca kale arrintan waxaa si adag u canbaareeyey mucaaradka Mareykanka ee aqalka Kongreska, iyagoo sheegay in xaaladdani ay tahay mid aan lagu degdegi karin ayna fursad u samayn karto Ruushka.

Tags: Mareykanka oo 12-kun oo Askari ka daad guraynaya Waddan kamid ah Dalalka Yurub
Previous Post

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gacanta ku dhigay waxyaabaha maanka-dooriya iyo dadkii iibinayay

Next Post

Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Laga Hadlay “SAWIRRO”

Next Post
Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Laga Hadlay “SAWIRRO”

Dhismaha Golaha Deegaanka Gaalkacyo Oo Laga Hadlay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

Guddoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay qaar ka mid ah culimada Soomaaliyeed

August 28, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay xubno ka...

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

Golaha wasiirada oo ansixiyey xubnin gudiga hirgalinta Dastuurka

August 27, 2026
0

Golaha Wasiirrada XFS ayaa kulankoodii maanta ku ansixiyey in Mudane Cabdulqaadir Cali Macallin Cabdullaahi uu noqdo xubin Guddiga Madaxa-bannaan ee...

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

Agaasimaha Laanta Afrika ee Xarunta Boqor Salmaan oo booqday Xarunta Daryeelka Agoonta ee Ummu Badr

August 27, 2026
0

Masuuliyiin ka mid ah Xarunta Boqor Salmaan ee Gargaarka iyo Hawlaha Bani’aadantinimada ayaa maanta booqasho kormeer ah ku tagtay Xarunta...

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

AFRICA’S FRONTLINE FIGHT AGAINST FGM NEEDS FUNDING

August 27, 2026
0

Africa already has proven frontline/survivor led models that are working to end Female Genital Mutilation (FGM). The urgent question is...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In