Thursday, September 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Washington oo xayiraadii hubka ka qaaday Qubrus, kadib markii uu Turkiga bilaabay dhaqdhaqaaqyo Milatari

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Washington oo xayiraadii hubka ka qaaday Qubrus, kadib markii uu Turkiga bilaabay dhaqdhaqaaqyo Milatari
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa sheegay in dalkiisa uu qaaday xayiraadihii saarnaa Qubrus ee ku saabsanaa iibinta agabaka difaaca, Turkiga ayaa dhaleeceeyay tallaabada Mareykanka uu qaaday wuxuuna si maldahan u sheegay inuu qaadayo tallaabooyin uu kaga jawaabayo arrintaas.

War qoraal ah oo uu bartiisa Twitter-ka ย ku baahiyay ayuu Pompeo ku tilmaamay i Qubrus ย in ay tahay saaxiibka Mareykanka ee bariga Mediterranean-ka, waxuuna intaasi ku daray inuu ka shaqeynayo sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga xagga ammniga ah ee ka dhaxeeya.

Related posts

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

Dhinaceeda Wasaaradda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa dhaleeceysay goโ€™aanka Mareykanka ee xayiraadda hubka looga qaaday Qubrus.

Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa lagu sheegay in goโ€™aankaas uusi cadd sumeeyey jawiga nabadda iyo xasilloonida gobolka, isla markaana uu ka hor imanayo heshiisyadii hore iyo iskaashigii labada dal.

Maalintii Talaadada aheed Waqooyiga Qubrus oo sidoo kale loo yaqaano (Turki Cyprus) ayaa dhaleeceeyay goโ€™aanka Mareykanka ee ah in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Qubrusta dhanka ย Giriigga.

Turkiga wuxuu dhawaan bilaabay dhoolatus milatari oo dhanka bada ah isaga oo adeegsanaya Rasaas nool waxana dhoola tuskani intiisa badan uu ka dhacay xeebta magaalada Iskanderun ee bariga Badda Mediterranean-ka.

Turkiga waliย  waxuu sii wadaa sameeynta dhoola tus dhanka Badda ah, waxuuna ka wadaa ย gooba kale oo ka baxsan xeebta bariga Mediterranean-ka, taasi oo soo bilaabatay 29-kii bishii tagtay, sida ay sheegayaan saraakiisha militariga, waxay ujeedadoodu tahay in la kordhiyo astaamahooda baddeed ee ka qeyb qaadanaya dhoola tuska Milatari.

Wasiirka arrimaha dibadda Mowlud Jawish Oglo ayaa dhankiisa sheegay in Giriigga uu qaadayo tillaabooyin daandaansi ah oo dhanka badda Mediterranean-ka , iyada oo ay taageerayaan qaar ka mid ah dalalka reer Yurub.

Wuxuu intaa ku daray in jasiiradda Meiss ย oo cabirkeedu ย yahay 10 km2 ay 580 Km u jirta Griigaย  halka 2 Km oo Qurah ay u jirto Antalya.

Mowlud Jawish Oglo ayaa carabka ku adkeeyay ย intii uu ku guda jiray shir jaraaโ€™id oo uu ku qabtay magaalada Ankaraย  xilli uu dhinac taagnaa dhigiisa Algeria in shacabka iyo madaxda Turkigaba aanay marnaba aqabali doonin xadgudub kasta oo la damacsanyahay dalkooda.

Previous Post

Maxaabiis Taliban ah oo loo Wareejinayo dalka Qatar

Next Post

Alshabaab oo Miinooyin ku aasay degaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug

Next Post
Alshabaab oo Miinooyin ku aasay degaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug

Alshabaab oo Miinooyin ku aasay degaanka Shabeellow ee Gobolka Mudug

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika oo shir ku yeeshay Muqdisho

September 9, 2026
0

Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฅ๐š ๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐ฒ ๐†๐ฎ๐๐๐ข๐ ๐š ๐’๐š๐ซ๐ž ๐ž๐ž ๐€๐ค๐š๐๐ž๐ž๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐‡๐จ๐ ๐ ๐š๐š๐ฆ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง

September 9, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

Wasiirka Amniga Gudaha oo ka qeybgalay Madasha Caalamiga ah ee Amniga ee Lianyungang

September 9, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray Madasha Labaad ee Istiraatiijiyadda Xiriirka Warbaahinta

September 8, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In