Thursday, April 23, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiiradda Warfaafinta iyo Maaliyadda XFS oo Kormeeray xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada

Abdirahman Gacaltooyo by Abdirahman Gacaltooyo
5 years ago
in Wararka
0
Wasiiradda Warfaafinta iyo Maaliyadda XFS oo Kormeeray xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiiradda Warfaafinta iyo Maaliyadda xukuumada federaalka soomaaliya ayaa maanta Kormeer shaqo ku tagay xarunta golaha murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho.

Madaxdaasi waxaa xaruntaasi ku soo dhoweeyay maamulka golaha murtida iyo madadaalada,iyagoo Kormeer ku sameeyay xafiisyada , masraxa tiyaatarka iyo qaybo kale.

Related posts

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026

Wasiirka warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska xukumadda federaalka Soomaaliya  Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in hobolada waabari ay sameeyeen xilliyadii dambe isbadal ayna soo bandhigeen suugaan aad u qiima badan.

Wasiirka Maaliyadda Xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo kormeerkaasi ka dib hadal kooban halkaasi ka jeediyay ayaa sheegay in suugaanta ay wax badan ka qaban karto wacyi galinta bulshada .

Kormeerkaan oo uu sidoo kale ka qeybgalay agaasimaha guud ee wasaaradda warfaafinta Cabdinaasir xuseen,waxaa hoboladii waabari ay halkaasi ku soo bandhigeen heeso wacyi galin ah.

Previous Post

Ra’isul wasaaraha Itoobiya oo sheegay in ay dhamaatay maalmo loo qabtay ciidanka TPLF.

Next Post

Warbixin kooban oo ku saabsan xaaaladihii ugu danbeeyey ee covid19 oo soo laba kacleeyey.

Next Post
Warbixin kooban oo ku saabsan xaaaladihii ugu danbeeyey ee covid19 oo soo laba kacleeyey.

Warbixin kooban oo ku saabsan xaaaladihii ugu danbeeyey ee covid19 oo soo laba kacleeyey.

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

Wasiir Fiqi oo ka hadlay guulaha laga gaaray sugidda amniga & xoojinta Xasillinta dalka

April 22, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Axmed Macallin Fiqi oo ka hadlay Madasha Qaran ee Isku Duwidda Xasilinta ayaa...

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

Soomaaliya oo mar kale Xaqiijisay Taageeradeeda Midnimada Carabta

April 22, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa Talaadadii ka...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

In ka badan 30 ka tirsan Khawaarijta oo howlgallo lagu dilay

April 21, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgallo qorsheysan oo lagu dilay in ka badan...

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

Xafiiska Hantidhowraha oo bayaan soo saaray

April 21, 2026
0

Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS waxa uu dadweynaha ku wargelinayaa in xogta rasmiga ah ee la xiriirta howlaha baarista, hantidhowrista,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In