Thursday, September 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Nadaafadda Waarta oo Lagu Qabtay Xuddur +Sawirro

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Nadaafadda Waarta oo Lagu Qabtay Xuddur +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowlad goboleedka Koofur Galbeed, Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adaha feydhowrka ka shaqeeya ee ka howgala magaalada Xuddur, waxay qabatay Xuska Munaasabadda nadaafada waarta iyo halista isbedelka cilimadda oo loogu golleeyahay in la yareeyo xanuunada ka dhasha nadaafadarida, waxana ka soo qeyb galay maamulka gobolka, maamulka degmada, hay’adaha feydhowrka ka shaqeeya iyo bulshada inteeda kale.

Isuduwaha Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee gobolka Bakool Cabdulaahi Nuur Maxamed, ayaa sharaxay ujeedada ka dambeysa in maalin loo asteeyo musqulaha.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026

Kusimaha Guddoomiyaha Degmada Xuddur Mustaf Aadan iyo Guddoomiye ku xugeenka amniga iyo dhaqaalaha gobolka bakool Cabdullaahi Maxamed Nuur oo bulshada ku dardaarmay in ay nadaafada ilaaliyaan ayaa dhanka kale hay’adaha faray in kaamamka ay degan yihiin barakacayaasha ay si dhow ula socdaan xaaladeeda nadaafadeed.

Previous Post

Ra’iisul wasaare Rooble oo la kulmay Guddiyada Doorashooyinka heer Federaal  iyo xalinta Khilaafaadka+Sawirro

Next Post

Ethiopia oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF

Next Post
Ethiopia oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF

Ethiopia oo Madaxa WHO ku eedeysay in uu La shaqeeyo TPLF

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah u qeybisay qoysas ku dhaqan Gobolka Bari

September 3, 2026
0

Hey’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa gaarsiisay deeq gargaar raashin ah kumannaan qoys oo nugul oo ku nool deegaanno...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka oo kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda

September 3, 2026
0

Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha (GMDQS) ayaa maanta kulan wada-tashi ah la yeeshay Ururrada Siyaasadda, kaas oo diiradda...

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

Soomaaliya iyo Qadar oo kala Saxiixday heshiis Iskaashi

September 2, 2026
0

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya iyo Jaamacadda Doha ee Sayniska iyo Tiknoolajiyada (UDST) ayaa magaalada Doxa ku...

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

Shaqaalaha Duulista Kenya oo soo afjaray shaqo-joojin laba maalmood socotay

September 2, 2026
0

Shaqaalaha duulista Kenya ayaa Talaadadii soo afjaray shaqo-joojintii laba maalmood socotay, kaddib markii ay heshiis la gaareen dowladda iyo hay’adaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In