Wednesday, February 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge Mukhtaar Nuurow oo Alshabaab ka tirsan

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
Ciidanka xoogga dalka oo dilay horjooge Mukhtaar Nuurow oo Alshabaab ka tirsan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sideed kamid ah maleeshiyaadka Alshabaab oo uu ku jiro horjooge, Mukhtaar Nuurow oo argagaxisada ugu xil saarnaa dhibaateynta shacabka gobolka Baay, ayay ciidanka  xoogga dalka maanta ku dileen degmada Diinsoor, sida uu sheegay taliyaha ciidanka.

Sareeyo guuto Odawaa Yuusuf Raage, oo la hadlay Idaacadda codka ciidamada qalabka sida, ayaa xaqiijiyay dilka maleeshiyaadkan argagaxisada ah, isagoo intaas ku daray in dilka uu dhacay markii maleeshiyaadka isku dayeen in ay carqaladeeyaan amniga degmada Diinsoor.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026
Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

February 4, 2026

Ciidanka xoogga dalka ayaa soo bandhigay meydadka maleeshiyaadka la laayay, sidoo kale ciidanka waxaa ay furteen saanad ciidan oo argagaxisada ka carareen ka dib markii iska caabin adag kala hor yimaadeen ciidanka qaranka.

Taliyaha ciidanka xoogga dalka, ayaa sidoo kale sheegay in laga war hayay maleeshiyaadka isla markaana si wanaagsan loogu diyaar garoobay.

Ma ahan markii ugu horeysay oo sidan oo kale jab loo gaarsiiyo maleeshiyaadka Alshabaab oo ku dhuumaaleysanaya degaanada gobolka Baay.

Previous Post

COVID-19 oo markale ka dillaacay dalka Jarmalka

Next Post

Kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah +Sawirro

Next Post
Kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah +Sawirro

Kulanka golaha wasiirada oo lagu ansixiyay hindise sharciyeedyo muhiim ah +Sawirro

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub iyo Taliyihii hore ee CXDS

February 4, 2026
0

Muqdisho, Arbaco, 04 Febraayo 2026 – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xilka u kala...

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

Muqdisho oo lagu soo gabagabeeyay doorashada hoggaanka Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka 

February 4, 2026
0

Waxaa si rasmi ah usoo dhammaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, taas oo...

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

Faadumo Cabdiqani Yuusuf oo loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya

February 4, 2026
0

Faadumo Cabdiqani Yuusuf ayaa loo doortay Xoghayaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, kaddib doorasho rasmi ah oo ay ku...

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay xil-wareejinta Taliyaha CXDS

Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre oo ka qeyb galay xil-wareejinta Taliyaha CXDS

February 4, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xil-wareejinta Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In