Thursday, May 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

UNHCR oo sheegtay in aan la xireynin Dhadhaab iyo Kaakuma

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
5 years ago
in Wararka
0
UNHCR oo sheegtay in aan la xireynin Dhadhaab iyo Kaakuma
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Kenya ma xireyso xeryaha qaxootiga Dhadhaab iyo Kaakuma laakiin waxay doonaysaa in ay xal u hesho arrinta, sidaa waxaa sheegay madaxa hey’adda qaxootiga QM ee UNHCR.

Filippo Grandi ayaa hadalkan sheegay xilli uu booqanayay dalalka; jamhuuriyadda dimoqraadiga Congo, Rwanda iyo Burundi, si uu u qiimeeyo xaaladda qaxootiga gobolka sida ay hadda tahay.

Related posts

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026

Bishii hore, Kenya ayaa 14 maalin u qabatay hey’adda UNHCR in ay ku xirto xeryaha Dhadhaab iyo Kaakuma, iyadoo ku doodaysa in ay sababo amni dartood in go’aankaas u qaadatay sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha gudaha Kenya.

UNHCR ayaa Kenya u gudbisay qorshaha mustaqbalka labada xero. Maxkamadda sare ee Kenya ayaa si ku meel gaar ah u joojisay xiritaanka Dhadhaab iyo Kaakuma halkaas oo ku nool yihiin in ka badan 400,000 oo qaxooti ah kuwaas oo badankood yihiin Soomaali.

Previous Post

Ciidamo ku xareysan dugsiga tababarka Harqaboobe oo loo furay tababar la xiriira Akhriska iyo Qoraalka ”SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka “SAWIRRO”

Ra'iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada rayidka "SAWIRRO"

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

Taliyaha CXDS oo lagu soo dhaweeyay Dhuusamareeb

May 14, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb. Wafdiga uu hoggaaminayo Taliyaha Ciidanka XDS...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Qaabbilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti u fadhiya Soomaaliya

May 14, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo isku beddelay Agaasimayaal

May 14, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabis isweeydaarin ah ku sameeyay Agaasimeyaasha Guud ee qaar ka mid...

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

Urur siyaasadeedka Talo Qarano o bogaadiyay doorashooyinka ka dhacay Koofur Galbeed

May 14, 2026
0

Gudoomiyaha Urur siyaasadeedka dhallinyarada Tala Qaran, Cabduwali Cusmaan Cabdi ayaa bogaadiyay sida habsamida leh ee ay u dhaceen doorashooyinka isku...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In