Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya oo daah furay mashruuc lagu kordhinayo Isbitaalka Cadaado “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya oo daah furay mashruuc lagu kordhinayo Isbitaalka Cadaado “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad isugu jirtay daah furka Barnaamijka Caafimaadka Bulshada ee CHASP wajigiisa 2-aad iyo wareejinta gaari kuwa gurmadka deg degga ah oo ka howl bilaabaya Isbitaalka guud ee magaalada Cadaado ayaa si rasmi uu u daah furay Wasiir ku-xigeenka caafimaadka Soomaaliya Dr. Axmed Xuseen Macalin.

Waxaa Dib u habeyn iyo dayactir lagu sameynayay Isbitaalka Cadaado , kaasi oo isugu jirtay soo celinta bilicda Isbitaalka iyo interlock la saaray dhamaanba barxada isbitaalka, waxaana howlahan ay qayb ka yihiin dadaalka baaxadda leh ee ay waddo Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo gacan ka helaysa Dowladda Sweden iyo hey’adda save the Children.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Nuur Yarow Xayle Shaarba-Cade Guddoomiye ku-xigeenka Cadaado iyo Dr. Ayuub Cabdilqaadir Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Cadaado ayaa kaga mahad celiyay Wasaaradda Caafimaadka Galmudug sida ay mudo kooban wax kaga badashey howsha Isbitaalka Guud ee Cadaado.

Wasiirka Caafimaadka Galmudug Dr. Cabdiwali Cabdulaahi Jaamac iyo lataliyaha arimaha bulshada ee Xafiiska Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cali Faarax Seeraar, oo ka waramey isbadalada mashaariicdan ay keeneen ayaa ku dhiiri galiyay bulshadu in ay taageeraan howlaha horumarinta caafimaadka.

Dr. Axmed Xuseen Macalin Dr. Gurrey Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa ugu dambeyn si rasmi ah u daah furay mashaariicda caafimaad eel aga hirgelinayo isbitaalka guud ee Cadaado.

Mas’uuliyiintan ayaa gaban gabadii munaasabada si wadajir ah u kormeeray qaybaha Isbitaalka Cadaado oo Agaaaimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr. Abdiwali Maxamed Axmed uu warbixin ka siiyey Madaxda sida wanaagsan ee wax looga qabtay adeegyada isbitaalka muddadii koobneyd ee Wasaaraddu gacanta ku heysay maamulka isbitaalka.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta oo shahaado sharaf guddoonsiiyay shaqaale ka tirsan Radio Muqdisho kadib munaasabad lagu xusayay waxqabadka Agaasimaha Raadiyaha ee 90-ka cisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post
Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Ciidamada xoogga dalka oo horjoogayaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In