Friday, February 6, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxwaynaha Galmudug oo ka qayb galey soo bandhigida warbixinta macluumaadka dadka reer Galmudug ee 2020

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Qoor-qoor oo cambaareeyay weerarkii argagixiso ee Garoowe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madashan oo uu ka qayb galey Madaxwaynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa aheyd soo bandhigida warbixinta sahanka Caafimaadka iyo macluumaadka dadka Dowlad Gobolka Galmudug ee 2020 oo ay wadajir u sameeyeen Wasaaraddaha Qorsheynta iyo Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug.

Daraasadan oo lagu soo bandhigey macluumaadka dhabta ah ee la xiriira bulshada ayaa diirada lagu saarey in la ogaado heerarka ay marayaan tusaalayaasha muhiimka ah sida caafimaadka, waxbarashada, fayadhowrka, nafaqada iyo nolosha heerarka kala duwan ee qoysaska Galmudug

Related posts

February 6, 2026
Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026

Maslax Maxamed Cabdi madaxa kormeerka iyo maareynta qandaraasyada ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa ka waramay faa’iidada ay leedahay daraasadan.

Wasiirka qorsheynta Galmudug Cabdinaasir Geelle iyo wasiirka Caafimaadka Dr. Cabdiwali Cabdulahi Jaamac ayaa tilmaamey in qiimeyntani meesha ka saari doonto xogihii hore looga xigan jiray ee hey’addaha aan dowliga aheyn.

Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu dambeyn ku amaaney Wasaaraddaha Caafimaadka iyo qorsheynta qiimeyntan ay sameeyeen oo noqoneysa sahankii ugu horeeyay tan iyo markii Galmudug la aas-aasey.

Kulankan ayaa gunaanadkiisa looga baaqey qorshe dajiyayaasha Galmudug oo ay kujiraan hey’addaha Dowladda iyo dhamaanba hey’addaha kale in maanta waxii ka dambeeya ay heli karaan xoggo kala duwan oo muhiim u ah wax ka qabashada baahiyaha dadka reer Galmudug.

 

Previous Post

Ibraahim Ra’iisi oo loo doortay Madaxweynaha Iiraan

Next Post

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo safar ku tagay Degmada Waajid “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo safar ku tagay Degmada Waajid “SAWIRRO”

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo safar ku tagay Degmada Waajid “SAWIRRO”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa saakay hoggaamiyay olole ballaaran oo nadaafadeed oo...

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

Gobolka Banaadir oo qorsheynaya in la hagaajiyo goobaha biyo fariisiga ah ee Muqdisho

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo kormeeray qeybo kamid ah waddooyinka magaalada Muqdisho...

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

Madaxa Hey’adda SODMA”ummadda Soomaaliyeed waxaa laga rabaa in ay u gurmadaan dadka la ildaran abaaraha”

February 6, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Maxamuud Macallin Cabdulle oo ka hadlay barnaamijka todobaadka ee warbaahinta qaranka ayaa faahfaahin guud ka bixiyay...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

NISA oo howlgal ku dishay horjooge Axmed Dhuxul oo ka tirsan Khawaarijta

February 5, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) ayaa ku guuleystay in ay shacabka Soomaaliyeed shartiisa dhaafiyaan Horjooge Axmed Dhubad Xidig...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In