Tuesday, September 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Cutubya ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo ka baxay Afghanistan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Cutubya ka tirsan Ciidamada Maraykanka oo ka baxay Afghanistan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ciidankii ugu dambeeyay ee Mareykan ayaa ka baxay saldhigga Bagram ee Afghanistan, halkaas oo muddo 20 sano ah  ay kula dagaalamayeen mintidiinta Daalibaan iyo Al Qaacida.

Madaxweyne Joe Biden ayaa markii uu yimid xafiiska ku dhawaaqay in ciidamada Mareykanka ay gabi ahaanba Afghanistan ka bixi doonaan  ugu dambeyn 11-ka bisha September ee sanadkan, taasi oo ku began sannad-guuradii ka soo wareegtay weeraradii 2001 ka dhacay dalkaas, oo ay ku dhinteen ku dhowaad 3,000 oo ruux.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026

Isbaheysi uu  Mareykanku hogaaminayo ayaa duulaan ku qaaday Afghanistan dabayaaqadii sanadkii 2001-dii si ay meesha ugu saran Daalibaan iyo Al Qaacida.

Mareykanku ayaa hadda doonayaa inuu soo afjaro dagaalladii ​​ugu dheeraa ee ciidamadiisa ay ka galaan meel ka baxsan dalkiisa,  iyadoo ay ka soo gaartay qasaaro badan oo xagga ciidamada ah, isaga oo  amniga ku wareejinaya Ciidamada dowladda Afghanistan.

Saldhigga Bagram ee ay maanta ka baxeen Ciidamada Mareykanka oo ah garoon diyaaradeed ayaa horay u ahaa Xarun Militiri  oo ay lahayeen ciidamadii Midowga Soofiyeeti.

Previous Post

Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya oo dib loo furay

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta

Ra’iisul Wasaaraha X.F.S oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidamada Asluubta

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

Hay’adda SoDMA oo deeq raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo ku nool Boosaaso

September 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa deeq gargaar raashin ah gaarsiisay kumannaan qoys oo nugul oo ku nool magaalada...

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha oo maanta ka furmay Muqdisho

September 1, 2026
0

Shirweynaha Qaran ee Amniga Gudaha ayaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho, iyadoo diiradda lagu saarayo xoojinta amniga...

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

𝐖𝐚𝐟𝐝𝐢 𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐝𝐚 𝐗𝐚𝐟𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐚𝐡𝐚 𝐨𝐨 𝐛𝐨𝐨𝐪𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐫𝐚𝐬𝐦𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐭𝐞𝐠𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐧𝐳𝐚𝐧𝐢𝐚

August 31, 2026
0

Wafdi ka socda Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha XFS oo uu hoggaaminayo Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Xirsi Jaamac Gaani, ayaa...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

Madaxweynaha Jamhuuriyadda iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Serbia

August 31, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Belgrade...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In