Friday, June 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo raashin u qeybiyay qoysas ku nool duleedka Jowhar “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab oo raashin u qeybiyay qoysas ku nool duleedka Jowhar “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Ururka 7-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab ee ciidanka xoogga dalka ayaa deeq raashin ah gaarsiiyey qoysas dan yar oo ku dhaqan deegaanka Daa’if ee hoostagta Caasimadda Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ee Jowhar.

Saraakiisha ciidanka Kumaandooska Danab ee uu ka mid yahay Taliyaha Saadka ururka xidigle Cabdulqaadir Abshir Cumar Abshiroow oo ku sugan goobta raashinkan lagu qeybinaaye ayaa tilmaamay inay Ciidanka Kumaandooska Danab ay u taaganyihiin Difaaca Dalka iyo garab istaaga shacabkooda Soomaaliyeed, kuwooda tabaaleysan

Related posts

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026

Qaar ka mid ah dadkii raashinka la siiyay ayaa ka mahadceliyey kaalmada ay ciidanka Danab soo gaarsiiyen, iyagoo xusay in deeqdan ay ku soo aaday xilli ay baahi weyn u qabeen, isla markaana tilmaamay in ciidanka xoogga Dalka gaar ahaan Danab ay wax badan ka qabteen magaalada Jowhar iyo tuulooyinka ku teedsan.

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa waxay mar walbo u taaganyihiin Difaaca Dalka iyo u kaalmeenta shacabkooda Soomaaliyeed.

Previous Post

Ciidanka xoogga dalka oo 9 ka tirsan argagixisada Al-Shabaab ku dilay tuulooyin hoostaga Degmada Waajid “SAWIRRO”

Next Post

Wasiiru-Dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo soo saaray qoraal ku aaddan Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Next Post
Wasiiru-Dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo soo saaray qoraal ku aaddan Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Wasiiru-Dowlaha Xafiiska Ra’isul Wasaaraha oo soo saaray qoraal ku aaddan Guddoonka Guddiga Doorashooyinka Somaliland

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

Soomaaliya oo khibraddeeda horumarineed ku soo bandhigtay shir uu bangiga Adduunku ku qabtay Washington DC

June 9, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Suleyman Sheekh Cumar ayaa magaalada Washington DC uga qayb galay shir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS oo daah-furay dib-u-habeynta Kaydka Radio Muqdisho

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta...

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

Wasaaradda Dhallinyarada oo war kasoo saartay arrinta Garsoore Cumar Cartan

June 9, 2026
0

Muqdisho, 09 Juun 2026 – Wasaaradda Dhallinyarada iyo Isboortiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxay si weyn uga xun tahay duruufihii...

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

Muqdisho oo lagu qabanayo Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya

June 8, 2026
0

Magaalada Muqdisho oo ka furmaya Madasha 3-aad ee Maayarrada Soomaaliya, oo ah kulan heer qaran ah oo muhiim u ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In