Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya iyo Amiirka dalka Qatar ayaa qadka Telefoonka uga wada hadlay xoojiintaiyo horumarinta xiriirka labada dal.
Madaxweynahaย Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa maanta qadka teefoonka kula hadlayย amiirka dowladda Qatar Shiikh Tamiim bin Xamad Al-thani.
Madaxweyneย Farmaajo iyo Amiirka Qatar ayaa ka wada hadlay xoojintaย xiriirka labada dal iyo Arrimaha gobalka.