Wednesday, June 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Kulan looga hadlayay xoojinta xiriirka wada shaqeynta iyo Dib-u-heshiisiinta oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Kulan looga hadlayay xoojinta xiriirka wada shaqeynta iyo Dib-u-heshiisiinta oo lagu qabtay Garoowe “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Magaalada Garowe waxaa ka qabsoomay kulanka xoojinta xiriirka ka dhaxeeya Wasaaradda Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedyada dalka.

Kulanka xoojinta xiriirka wada shaqeynta iyo Dib-u-heshiisiinta heer Qaran waxaa ka qeybgalay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Saciid Cabdullaahi Calasow iyo Agaasimeyaasha Guud ee Wasaaradaha Arrimaha Gudaha ee xubnaha ka ah Dawladda Federaalka.

Related posts

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026

Ujeedka kulanka ayaa ahaa xoojinta xiriirka wada shaqeyn ee ka dhexeeya Wasaaradaha Arrimaha gudaha ee heer Federaal iyo heer dawlad Goboleed, lana dar dargeliyo shaqooyinka ay wadaagaan Wasaaradahu iyo ka doodista mideynta siyaasadda dib u heshiisiinta Dalka, waxaana la isku afgartay in la joogteeyo kulamada nuucaani oo kale ah, lana xoojiyo wada shaqeynta.

Previous Post

Doorashada Aqalka Sare ee Galmudug oo la soo gabo gabeeyay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirada Puntland “SAWIRRO”

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

Agaasimaha Guud ee Tubsan oo ka qayb galay shirka GCERF oo ka dhacay Geneva

June 2, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Xarunta Qaran ee Tubsan, Md. Cali Yaasin Gurbe, ayaa maanta ka qeyb galay shir heer sare ah...

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

Wasiirka Amniga Gudaha iyo EUCAP oo ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga 

June 2, 2026
0

Muqdisho, Soomaaliya – 2 Juun 2026: Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Gen. Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa...

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

Xildhibaannada cusub ee KGS oo loo furay tababar la xariira Doorashooyinka

June 2, 2026
0

Xildhibaanada cusub ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa maanta magaalada Baydhabo loogu furay tababar lagu xoojinayo fahamkooda ku aaddan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo ka qayb galay Kulanka Wasiirrada Afrika la yeesheen Madaxweyne Lee Jae-myung

June 2, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalaam Cabdi Cali, ayaa ka qeyb galay kulan...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In