Saturday, August 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne  Gudlaawe oo gudoomiyay shirka looga hadlayay Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne  Gudlaawe oo gudoomiyay shirka looga hadlayay Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeelle
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay kasoo qeybgaleen Wasiirka Amniga Gudaha Hirshabeelle, Gudoomiyaha Maamulka Gobolka  Shabeellaha  Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad qeybta 27aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, Taliyaha Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Hirshabeelle, Taliska Booliska, Saraakiisha Amisom iyo Howlwadeenada Xafiiska Madaxweynaha, ayaa looga hadlay dardar galinta Amaanka guud ee degaanada Hirshabeelle.

Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Gudlaawe Xuseen, oo shir guddoomiyay kulankan muhiimka ah ayaa warbixin guud uga dhageystay saraakiisha Hay’adda Amniga Dowlad gobaleedka Hirshabeelle, iyadoo kulankaan looga hadlay Amaanka deegaanada Hirshabeelle, Sameynta Howlgallo qorsheysan, adkeynta Amniga musharixiinta, iyo xaqiijinta Nabad galyada  Magaalooyinka Jowhar iyo Beleddweyne oo kamid ah goobaha loo asteeyay in ay ka dhacdo Doorashooyinka Baarlmaanka.

Related posts

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026

Saraakiisha Hay’addaha Amniga ayaa madaxwaynaha la wadaagay howlgallo  qorsheysan oo ay Hay’adaha Amaanka sameeyeen si loo adkeeyo nabad galyada Caasimadda iyo Guud ahaan degaanada Hirshabeelle.

Previous Post

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo furay waddo u xirnayd arrimo amni

Next Post

FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha

Next Post
FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha

FAO iyo Dowladda Soomaaliya oo bilaabay xog ururin ku saabsan wax soo saarka beeraha

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

Wasiirka Amniga Gudaha oo soo xiray tababarka Dufcadda 5-aad ee Ciidanka Darawiishta

August 13, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray Degmada Dhuusamareeb

August 13, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar iyo wafdi saraakiil ah oo uu hoggaaminayo ayaa lagu...

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Kenya

August 13, 2026
0

Wafti uu hoggaaminayo Guddoomiyaha Jaamacadda Muqdisho, Dr. Ibraahim Maxamed Mursal, ayaa booqasho rasmi ah ku tegay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo kulan la qaatay Agaasimaha Horumarinta UK

August 13, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha Horumarinta Boqortooyada Midowday (UK),...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In