Agaasimaha KMG ee Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka, Sareeye Guud Bashiir Maxamed Jaamac, ayaa Taliyaha Nabad sugidda ee gobolka Banaadir u magacaabay Gaashaanlle Muxidiin Maxamed Jimcaale (Warbac), Waxaana la faray dhammaan Agaasinada Hey’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka inuu ka guto mid walba waajibaadkiisa.
Madaxweyne Xasan Sheikh oo xarig jaray waddada isku xirta Isgoysyada Dabka iyo Bakaaraha
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray, waddada laamiga ah...













