Monday, February 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya oo bogaadiyay doorashada Golaha deegaanka ee ka qabsoontay Puntland
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Cadaaladda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka iyo Maamulka Puntland oo maanta qabtay doorasho qof iyo cod ah oo ay ku dooranayaan Xildhibaannada Golaha Deegaanka

“Waxaan maamulka iyo Shacabka Dowlad Goboleedka Puntland ku bogaadinaayaa sida dhiiranaanta leh ee ay u qabteen doorashada Golaha Deegaanka ee qaar ma mid ah magaalooyinka Puntland. Tani waxay cadeen u tahay hadii aan dadaalno sida ay suuragalka u tahay in dalka guud ahaan laga hirgelin karo doorasho hal qof iyo hal cod ah”. Ayuu yiri Wasiir Cabdiqaadir.

Related posts

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026

Wasiirka Cadaaladda Soomaaliya ayaa xusay in shacabka oo awooda lagu celiyo doorasho xor iyo xalaal ahna loo qabto ay tahay astaan muujineysa dimoqaraadiyad iyo ilbaxnimo, isagoo intaa ku daray in shacabku tahay meesha kaliya ay go’aan uga qaadan karaan cidda xaqa u leh hogaanka iyo aaya ka talinta masiirkooda.

Previous Post

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xarigga ka jaray Isbitaal cusub oo laga hirgaliyay magaalada Ufayn “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon “SAWIRRO”

Next Post
Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon “SAWIRRO”

Guddiga KMG ah ee Dooorashooyinka Puntland oo ku dhawaaqay in doorashada ay ku soo idlaatay jawi nabdoon “SAWIRRO”

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

Howlgal qorsheysan oo lagu dilay dhagar-qabayaal ka tirsan Khawaarijta

February 15, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka iyo Ciidamada deegaanka ee Macawiisleyda ayaa caawa fiidkii dilay afar (4) dhagarqabe oo ka tirsanaa Khawaarijta, iyagoo...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH “AFRIKA WAA INAY HESHAA KURSI JOOGTO AH OO GOLAHA AMMAANKA AH”

February 15, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay shir heer sare ah oo ku saabsanaa mustaqbalka...

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

Markabkii qodi lahaa shidaalka dalkeenna oo ka soo shiraacday dalka Turkiga

February 15, 2026
0

Dalka Turkiga waxaa goordhow laga soo sagootiyey Markabka Cağri Bey oo ku soo wajahan Soomaaliya, kaas oo howlgal shidaal qodis...

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

Midowga Afrika oo markale ka horyimid xadgudubka Israel ee dalkeenna

February 15, 2026
0

Ururka Midowga Afrika ayaa markale adkeeyay sida ay uga soo horjeedaan xadgudubka Israa’iil ay kula kacday Soomaaliya. War-murtiyeedka Midowga Afrika...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In