Monday, June 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo soo xiray Shirka xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Ganacsiga Soomaaliya oo soo xiray Shirka xoojinta Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga Heer Federaal iyo Heer Maamul Goboleed “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirka xoojinta Iskaashiga iyo Wada-shaqeynta Wasaaradaha Ganacsiga heer Federaal iyo heer dawlad goballeed oo labadii maalin ee lasoo dhaafay ka socday magalada Muqdisho ayaa waxaa Maanta si rasmi ah u usoo xiray Wasiirka ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya waxaana gabagabadiisa goob joog ka ahaa Wasiirada ganacsiga ee maamul goboleedyada iyo madax ka kala socotay hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya oo labadu ba mashaariico ganacsiga lagu horumarinayo kala shaqeeya Wasaaradaha.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Cabdicasiis Ibraahim Aadan ayaa sheegay inuu isafgarad ku soo dhamaday kulankooda, isla markaana Wasaaradda Ganacsiga ee Federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada ay isku afgarteen in la xoojiyo Qorshooyinka guud ee lagu horumarinayo ganacsiga iyo Warshadaha dalka.

Related posts

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026

Wasiirka Ganacsiga Galmudug Cabduqaadir Cabdullahi Warsame oo ku hadlayay magaca maamul goboleedyada ayaa bogaadiyay mas’uuliyiinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya, wuxuuna dhinaca kale soo jeediyay in la joogteeyo shirarka noocaan ah si looga shaqeeyo horumarka ganacsi dalka.

Previous Post

Guddoomiye Maxamed Xuseen Xaamud oo booqasho ku tagay Safaradda Somaliya ee Dalka Turkiga

Next Post

Somali Diplomatic Institute Organizes its seventh weekly lecture on the History of the Somali language

Next Post
Somali Diplomatic Institute Organizes its seventh weekly lecture on the History of the Somali language

Somali Diplomatic Institute Organizes its seventh weekly lecture on the History of the Somali language

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

Waxqabadkii Xukuumadda DanQaran ee afartii sano ee la soo dhaafay

June 15, 2026
0

AMNIGA • Xoreynta deegaanno iyo magaalooyin ka badan 120 oo horay uga maqnaa gacanta dowladda. • Xaqiijinta amniga caasimadda Muqdisho....

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Daahfurka Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

June 15, 2026
0

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah loo daahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir, Sanad-dugsiyeedka 2025–2026,...

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Xoghayaha Ururka Suxufiyiinta NUSOJ

June 14, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Xoghayaha Guud...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay Gamacsato iyo Maalgashadayaal ka socda Talyaaniga

June 14, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In