Thursday, July 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Shir looga hadlayo xeerka xuquuqda Carruurta oo ka furmay Dhuusmareeb

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Shir looga hadlayo xeerka xuquuqda Carruurta oo ka furmay Dhuusmareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirakani wadatashiga ah ayaa inta uu soconayo diirada lagu saaraya diyaarinta qorshahe Istiraatijiyadeed oo looga baaraan dagayo si loo meeel dhigo wax walba oo la xiriira Xaaladaha caruurta ,iyadoo ay ka qeybย  galayaan hayโ€™adaha ay quseeyso ee dowlad gobaleedka Galmudug, khubaro, Masโ€™uuliyiin ka socota madaxtooyada iyo Wasaaraddaha Haweenka Galmudug oo gacan weyn ka geystay dar dargalinta tallaaboyinka lagu diyaarinayo xeerkan.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Haweenka Galmudug Maxamed Cali Alaale oo ka hadalay shirka ayaa sheegay in wadatashiyadan looga gol leeyahay in ugu dambeyn la gaaro dhidbida shurci qeexaya xuquuqda caruurta reer Galmudug,waxana dhammaan ka qab galayasho ay isku racayn sida loogu baahanyaha helid sharci la xariira caruurta Galmudug

Related posts

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

July 16, 2026

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Galmudug Cusmaan macalin Xassan oo ugu dambeyn goobta ka hadley ayaa tilmaamey in Galmudug ahmiyad weyn siineyso dhameystirka sharciga Caruurta,waxana Gunaanadkan wadatashigan ย la filayaa in laga uruuriyo ka qayb galayaasha dhamaanba soo jeedintooda oo si guud loogu biirin doono wadatashiyada lala sameynayo dadkan la isu keenay,ย  taasoo wax ku daris iyo ka dhimisba u noqon doonta dhameystirka qabyo qoraalka qabyo qoraalka xeerka xuquuqda caruurta Dowlad Goboleedka Galmudug.

Previous Post

Maxkamada Ciidamada oo Xukun dil ah ku fulisay Askari dad shacab ah ku dilay Baladxaawo

Next Post

Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Next Post
Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

Shirka sanadlaha Agaasimayaasha guud ee Wasaaraddaha XFS oo lagu qabtay Baydhabo

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐š๐ง๐ฌ๐ข๐ฑ๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฆ๐š๐ ๐š๐œ๐š๐š๐›๐ข๐ฌ๐ญ๐š ๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐‘๐ฎ๐ ๐ญ๐š ๐†๐š๐ง๐š๐œ๐ฌ๐ข๐ ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐ค๐š

July 16, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS,...

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

Wasiirka Khayraadka Biyaha Galmudug oo kulan la qaatay madax ka socotay Hayโ€™adda ICRCย 

July 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Dowlad-goboleedka Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa maanta kulan muhiim ah la qaatay...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

July 15, 2026
0

Somali National University (SNU) has officially launched the Somali National Artificial Intelligence Centre (SNAIC), a Centre of Excellence established to...

Somali National University Launches the Somali National Artificial Intelligence Centre

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo Daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda

July 15, 2026
0

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) ayaa maanta daahfurtay Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda(SNAIC), oo ah xarun loogu talagalay horumarinta cilmi-baarista, waxbarashada, hal-abuurka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In