Tuesday, August 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuutiyiinta oo Afduubtay markab laga leeyahay Imaaraatka Carabta

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
5 years ago
in Wararka
0
Xuutiyiinta oo Afduubtay markab laga leeyahay Imaaraatka Carabta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Isbaheysiga Carabta ee uu hoggaamiyo Sacuudiga ayaa sheegay in kooxda Xuutiyiinta maanta afduuubteen markab maraayay meel u dhaw xeebaha gobalka  Xudeyda ee dalka Yemen.

Afhayeenka ayaa intaas ku daray in markabku siday qalab loogu tala galay in la geeyo Isbitaal ku yaal jasiiradda Socotra si wax loogu qabto dadka deegaankaas ee baahida weyn u qaba adeegga Caafimaad.

Related posts

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

August 18, 2026
Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

August 18, 2026

Dhanka kale, Kooxda Xuutiyiinta ayaa sheegaty inay qabteen markab laga leeyahay Imaaraatka kaas oo si sharci darro ah kusoo galay dalka Yemen.

Afhayeen u hadlay Xuutiyiinta ayaa sheegay in markabka ay saarnaayeen saanad ciidan iyo qalab kale.

Previous Post

RW Rooble oo Shir gudoomiyey shirka Golaha Wadaatashiga Qaran oo Muqdisho ka furmay

Next Post

Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa

Next Post
Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa

Akadeemiyada Cilmiga, Fanka iyo Sugaanta oo abaalmarisay lix Qoraa

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

Wasiir Cali Xoosh oo Shacabka Soomaaliyeed uga digay fatahaadaha laga cabsida qabo

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS, Cali Yuusuf (Cali Xoosh), ayaa shacabka Soomaaliyeed uga digay khatar la xiriirta...

Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

Laba dhallinyaro xoolo-dhaqato ah oo Ruunirgood ku dilay horjooge ka tirsanaa Khawaarijta

August 18, 2026
0

Laba dhallinyaro ah oo xoolo-dhaqato ah ayaa 17-kii Agoosto 2026 degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellaha Dhexe ku dilay mid ka...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xooga saaraya xoojinta Xiriirkooda Laba geesoodka ah ee ka dhaxeeya

August 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah XFS, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

KUMANNAAN BULSHADA REER GAALKACYO AH OO ISUGU SOO BAXAY SOO DHOWEYNTA WAFDIGA MADAXWEYNAHA JFS

August 18, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay isku soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In