Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu wareejiyay gurigeeda oo muddo 30 sano ah laga heeystay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
4 years ago
in Wararka
0
Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu wareejiyay gurigeeda oo muddo 30 sano ah laga heeystay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad ay maamulka Degmada Boondheere ugu wareejiyeen Gurigeeda Muwaadin Soomaaliyeed oo muddo sodon sano ah laga heeystay ka markii uu Muwaadinkii kale ee haystay Guriga uu ku wareejiyey Maamulka Degmada, kaas oo ku yaala Waaxda siinay ee Degmada Boondheere ayaa Cabirkiisu ahaa 10/20 mitir.

Gashaanle Sare Xasan Xuseen  Tuuryare oo ka tirsan Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka oo Degenaa Gurigaan oo Maamulka Degmada Boondheere ku wareejiyey ayaa Cafis weydiistay Milkiilihii Gurigaan, isagane waa uu ka aqbalay.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026

Maamo Maryaan Maxamed Saalax oo ah milkiilaha Guriga ayaa u mahadcelsay Maamulka Degmada oo kala shaqeeyey  dib u soo celinta Hantideeda.

Guddoomiyaha Degmada Boondheere Saynab Yuusuf Wehliye ayaa ugu baaqday Dadka weli heesto hanti aysan lahayn iney ku wareejiyaan Dadkii lahaa.

Wareejinta Gurigaan ayaa timid ka dib markii uu Maamulka Degmada Boondheere u dhexdhexaadiyey labada dhinac,i yadoon wax Maxkamad ahna loo baahan.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo kormeeray dhismaha wadada Jasiira

Next Post

Sare u kaca Gaaska la shito ku yimid oo laga cabanayo “SAWIRRO”

Next Post

Sare u kaca Gaaska la shito ku yimid oo laga cabanayo "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay Madaxweyne Erdoğan

April 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Dolmabahçe ee magaalada Istanbul waxa uu kulan kula yeeshay Madaxweynaha...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa oo la ansixiyey

April 16, 2026
0

War-saxaafadeed: Ansixinta Istiraatiijiyadda Qaran ee La-dagaallanka musuqmaasuqa (NACS - 2026–2030).  

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo Safiirka Hindiya ka guddoomay nuqul ka mid ah warqadda Danjirenimo

April 16, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa xarunta Wasaaradda ku...

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

Ciidanka Xoogga oo howlo biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Gobolka Sh/Hoose

April 16, 2026
0

Ciidanka Xoogga Dalka yaa gurmad biyo Dhaamin ah u sameeyay shacabka ku dhaqan Deegaanka Dhanaane ee duleedka Degmada Marka oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In